Shaafici Pharmacy & Polyclinic

Shaafici Pharmacy & Polyclinic pharmacy and polyclinic Shaafici Polyclinic!

Waxaan bixinaa daryeel dhammaystiran oo ku saleysan baahiyaha bukaanka, iyadoo ay kuu adeegayaan koox takhaatiir khibrad leh.

๐Ÿฆท SHAAFICI PHARMACY & POLYCLINIC โ€“ Ilko Qurux & Caafimaad Leh ๐ŸฆทMa ka cabanaysaa dhagax ilko, midab jaalle ah, ama ur afk...
24/01/2026

๐Ÿฆท SHAAFICI PHARMACY & POLYCLINIC โ€“ Ilko Qurux & Caafimaad Leh ๐Ÿฆท

Ma ka cabanaysaa dhagax ilko, midab jaalle ah, ama ur afka ah?
๐Ÿ‘‰ Xalkaagii wuxuu yaalaa Shaafici Pharmacy & Polyclinic

๐Ÿ”น Nadiifin ilko oo casri ah
๐Ÿ”น Ka saarista dhagaxaanta ilkaha
๐Ÿ”น Ilko caddaan & dhalaalaya
๐Ÿ”น Daryeel dhammaystiran oo xirfad leh

โœจ Ilkahaaga ku soo celi quruxdoodii iyo kalsoonidaada

๐Ÿ“ Booqo Shaafici Polyclinic maanta

๐Ÿ“ž 906 790 028

๐Ÿ“ฒ Shaafici Pharmacy & Polyclinic

Shaafici Polyclinic โ€“ Caring is our way

โœจ๐Ÿฆท Dhoolla-caddeyn cusub & ilko hagaajin nooc walbaIlko jajaban ama aan sinnayn mar dambe caqabad ma aha โŒ๐Ÿ‘‰ Shaafici Pha...
13/01/2026

โœจ๐Ÿฆท Dhoolla-caddeyn cusub & ilko hagaajin nooc walba

Ilko jajaban ama aan sinnayn mar dambe caqabad ma aha โŒ
๐Ÿ‘‰ Shaafici Pharmacy & Polyclinic ayaa kuu taagan daryeel dhammeystiran iyo hagaajin tayo sare leh.

โœ”๏ธ Ilko qurux badan
โœ”๏ธ Natiijo dabiici ah
โœ”๏ธ Daryeel xirfadeed

๐Ÿ“ Nagu soo booqo maanta
๐Ÿ“ž +252 906 790 028

Shaafici Polyclinic โ€“ Caring is our way

๐Ÿฆท DIB U HEL QURUXDA IYO KALSOONIDA DHOOLO-CADDEYNTAADA! ๐ŸฆทIlkahaaga ma jajaban yihiin, ma qalloocan yihiin ama ban banaan...
03/01/2026

๐Ÿฆท DIB U HEL QURUXDA IYO KALSOONIDA DHOOLO-CADDEYNTAADA! ๐Ÿฆท

Ilkahaaga ma jajaban yihiin, ma qalloocan yihiin ama ban banaan ma ku jiraa?
Ha walwalin โ€” Shaafici Pharmacy & Polyclinic ayaa kuu haysta xal casri ah oo dhammaan afka iyo ilkaha ah.

Ilko qurux badan, daryeel iyo dabiib sax ah ugu imow Shaafici Pharmacy & Polyclinic

๐Ÿ“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta: 906 790 028
๐ŸŒŸ Caring is our way

22/12/2025

Wacyigelin Caafimaad: Vitamin D

Vitamin D waa vitamin aad muhiim ugu ah jirka, balse nasiib darro aad buu ugu yar yahay dad badan oo Soomaaliyeed.

Wacyigelintan waxay diiradda saaraysaa:

โ€ข Sidee looga hortagi karaa yaraanta Vitamin D?
โ€ข Haddii uu yaraado, sidee kor loogu soo kicin karaa?
โ€ข Xaggee laga helaa Vitamin D?

Ujeedadu waa in bulshada lagu wacyigeliyo muhiimadda Vitamin D iyo doorka uu ku leeyahay caafimaadka guud ee jirka.

๐Ÿฅ Wacyigelin & Talo Caafimaad ka hel: Shaafici Pharmacy & Polyclinic

โœจ Caafimaad โ€ข Daryeel โ€ข Kalsooni

๐Ÿ“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž 906 790 028





09/12/2025

๐Ÿฆท WACYI-GELIN: DHAGAXAANTA ILKAHA

Dhagaxaanta ilkaha waa walxo adag oo ku samaysma dusha ilkaha, kuwaas oo ka dhasha:
โŒ Cadayasho laโ€™aan joogto ah
โŒ Cunista sonkor badan
โŒ Cabista sigaarka
โŒ Nadaafad xumo afka ah

Waxay sababi karaan:
โš ๏ธ Ur xun
โš ๏ธ Dhiig & barar cirid
โš ๏ธ Ilko daciifa & daata

๐Ÿ’ฌ Dhibaatooyinka ugu badan ee ay dadkeennu la dhibtoonayaan waa dhagaxaanta ilkaha โ€” ha iska indha tirin!

๐Ÿฅ Daryeel ilko oo dhammaystiran ugu imow: Shaafici Pharmacy & Polyclinic

โœจ Caafimaad โ€ข Qurux โ€ข Kalsooni

๐Ÿ“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž +252 906 790 028

๐Ÿฆท Haddii ilkahaaga waxyeelo soo gaarto sida:โŒ Inay jajabaan๐Ÿ”„ Inay qalloocmaan ama leexsamaanโฌ‡๏ธ Inay kaa dhacaanโš ๏ธ Ha wal...
09/12/2025

๐Ÿฆท Haddii ilkahaaga waxyeelo soo gaarto sida:
โŒ Inay jajabaan
๐Ÿ”„ Inay qalloocmaan ama leexsamaan
โฌ‡๏ธ Inay kaa dhacaan

โš ๏ธ Ha walwalin!
๐Ÿ‘‰ Shaafici Pharmacy & Polyclinic ayaa kuu diyaar ah, ilkahaaga si ay sidoodii h**e uga soo noqdaan โ€“ โœจ qurux, ๐Ÿ’Š caafimaad & ๐Ÿ’™ kalsooni buuxda!

๐Ÿ“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta: 906 790 028
๐ŸŒŸ Caring is our way

08/12/2025

Wacyigalin kooban oo kusaabsan isticmaalka dawada neefta/naqaska taaso inta badan dadku si khaldan u isticmaalaan iyadoo sababta in dawadii ay u shaqayn waydo sidii larabay

Si saxan oo looqaato dawada waxay sababta caafimaad

Shaafici Pharmacy & Polyclinic
Caring is our way
๐Ÿ“ž +252 906 790 028
๐Ÿ“ Gaalkacyo

โญ OGAYSIIS MUHIIM AHShaafici Pharmacy & Polyclinicโ€“ Gaalkacyowaxay qabanqaabisaa Baadhitaan Ilkaha oo Bilaash ah (FREE D...
07/12/2025

โญ OGAYSIIS MUHIIM AH

Shaafici Pharmacy & Polyclinicโ€“ Gaalkacyo
waxay qabanqaabisaa Baadhitaan Ilkaha oo Bilaash ah (FREE DENTAL CHECK-UP)

โšก Inta lagu jiro bisha December

Baaritaannadu waxay xooga saarayaan:
โ€ข Ka hortagga xanuunnada ilkaha
โ€ข Ogaanshaha h**e ee dhibaatooyinka afka & ilkaha

Faaโ€™iidooyinka aad heli doonto:
โœ” Ka hortag xanuunka ilkaha
โœ” Hel talo iyo daryeel caafimaad oo xirfadaysan
โœ” Adeeg degdeg ah oo bilaash ah

๐Ÿ“ Goobta: Shaafici Polyclinic, Gaalkacyo
๐Ÿ“ž La Xiriir: +252 906 790 028

โ€œCaafimaadkaaga afka waa bilowga dhoolla-caddayn caafimaad leh.โ€

Shaafici Pharmacy & Polyclinic ugu imow daryeel ilkaha oo dabiibkoodu sareeyo.Waxaad ka helaysaa dhammaan adeegyada dary...
04/12/2025

Shaafici Pharmacy & Polyclinic ugu imow daryeel ilkaha oo dabiibkoodu sareeyo.
Waxaad ka helaysaa dhammaan adeegyada daryeelka ilkaha, oo ay ka mid yihiin:

๐Ÿฆท Nadiifinta & Ka saarista tar-tarka
๐Ÿฆท Buuxinta godadka (Filling)
๐Ÿฆท Ka saarista ilkaha (Extraction)
๐Ÿฆท Braces & Sixidda ilkaha
๐Ÿฆท Daawaynta xanuunka cirridka
๐Ÿฆท Whitening (Cadaynta ilkaha)
๐Ÿฆท Xarigga Ilkaha & Implant (Soo celinta ilko lumay)

๐Ÿ“ Shaafici Pharmacy & Polyclinic โ€“ Adeeg hufan, dhakhaatiir khibrad leh!

Shaafici Pharmacy & Polyclinic
๐Ÿ’™ Caring is our way
๐Ÿ“ž +252 906 790 028
๐Ÿ“ Gaalkacyo

๐Ÿฆท Ilko Cadayn (Dental Bleaching)Nadiifinta ilkaha oo dhamaystiran, daryeel afka & ilkaha ah oo tayo sare leh ugu imow Sh...
19/11/2025

๐Ÿฆท Ilko Cadayn (Dental Bleaching)

Nadiifinta ilkaha oo dhamaystiran, daryeel afka & ilkaha ah oo tayo sare leh ugu imow Shaafici Pharmacy & Polyclinic.

Shaafici Pharmacy & Polyclinic
๐Ÿ’™ Caring is our way
๐Ÿ“ž +252 906 790 028
๐Ÿ“ Gaalkacyo

๐Ÿฉบ Baaritaan Caafimaad oo Bilaash ah!Si bilaash ah iskaga baar sonkorta (macaanka) iyo dhiig-karka oo ogow xaaladaada caa...
19/11/2025

๐Ÿฉบ Baaritaan Caafimaad oo Bilaash ah!

Si bilaash ah iskaga baar sonkorta (macaanka) iyo dhiig-karka oo ogow xaaladaada caafimaad.

๐Ÿ’ก Ka hortaga ayaa ka wanaagsan daawaynta.
โค๏ธ Caafimaad kaagu waa mudnaanteena.

Shaafici Pharmacy & Polyclinic
Caring is our way
๐Ÿ“ž +252 906 790 028
๐Ÿ“ Gaalkacyo

17/11/2025

๐ŸŒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ“… ๐Ÿ๐Ÿ’-๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Laga bilaabo ๐Ÿ๐Ÿ’-๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, Shaafici Pharmacy & Polyclinic waxay bilaash ka dhigtay baaritaanka ๐ฌ๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ -๐ค๐š๐ซ๐ค๐š si bulshada loogu wacyi-geliyo khatarta cudurradan oo sii badanaya

๐‘ฒ๐’‚๐’‰๐’๐’“๐’•๐’‚๐’ˆ๐’‚ ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’Œ๐’‚ ๐’‡๐’Š๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐’…๐’‚๐’‚๐’˜๐’‚๐’š๐’๐’•๐’‚.




Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici Pharmacy & Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share