Galkacyo kidney and dialysis center

Galkacyo kidney and dialysis center Galkacyo Kidney and Dialysis Center waa xarun caafimad oo u adeegta bukaanada qaba cudurada kelyaha.

Xaruntu waxay shaqysaa 7:00 am 1:00 pm sabti ilaa khamiis waxana kuugu diyaara mishiinada kelyaha sifeeya iyo Dr. ku takhasusey dawaymta cudurada kelyaha.

10/12/2025

Qabta Kalya Dhaqida waxay shaqayanaysa 24saac asbuuca oo dhan
📍GALKACYO-PUNTLAND-SOMALIA
📞KALA XIRIIR:0905950238

13/06/2025

Ninkan wuxu ku jiray coma ama miyir doorsan sabab la xiriirta kalyaha oo istagay
📞 Nagala soo xiriir: 0907393557, 0906605666

05/06/2025
27/05/2025

Caawi maryan iyo dhamaan dadka kale ee la midka ah kuwaso loo sameeyo kalyo dhaqista
قال تعالى (وَمَنْ أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعاً)
Goils akoon:
*884*380481*$ #
MRH GALKAIO QYBTA KILYAHA 2
📌 Galkacyo - puntland - somalia
📱Kala xiriir numberkan:
+252 906 605 666
+252 905 950 238
#

27/05/2025

"مَّثَلُ الَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ كَمَثَلِ حَبَّةٍ أَنبَتَتْ سَبْعَ سَنَابِلَ فِي كُلِّ سُ...
17/05/2025

"مَّثَلُ الَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ كَمَثَلِ حَبَّةٍ أَنبَتَتْ سَبْعَ سَنَابِلَ فِي كُلِّ سُنبُلَةٍ مِّائَةُ حَبَّةٍ ۗ وَاللَّهُ يُضَاعِفُ لِمَن يَشَاءُ ۗ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ"
Akoon golis:
MRH GALKAIO QYBTA KILYAHA 2
*884*380481*$ #

Ma ogtihiin in irbadahan lagu mudo jirka bukaanka saddex jeer toddobaadkii, islamarkaana ay ku dhex jiraan jirkooda in k...
08/05/2025

Ma ogtihiin in irbadahan lagu mudo jirka bukaanka saddex jeer toddobaadkii, islamarkaana ay ku dhex jiraan jirkooda in ka badan afar saacadood mar kasta? Bal qiyaas sida ay u adag tahay nolosha bukaanka qaba kalyaha oo sannado badan hemodialysis ku jira.
الحمد الله دائما وابدا

Kalyo dhaqistu ma xanuun ba?🤔Tani wa su'aasha ugu badan ee ay nawaydiyan bukaanadena ay kelyahoodu shaqo gabeen.Hadaba j...
02/05/2025

Kalyo dhaqistu ma xanuun ba?🤔
Tani wa su'aasha ugu badan ee ay nawaydiyan bukaanadena ay kelyahoodu shaqo gabeen.
Hadaba jawaabtu waa: kelya dhaqistu mahan mid xanuun leh lakiin mar marka qarkood waxaad dareemi kartaa raaxo darro
Bukaanku waxaa uu dareemi kara xanuun yar marka la galinayo cirbada taas oo ay sababtay cirbada waana marka koowad ee loo samaynayo kalyo dhaqista
Kalyo dhaqistu waxay muhiim u tahay qofkasta oo kelyihisu shaqo gabeen sabtoo ah wa xalka kaliya ee uu noloshiisa k**i wadan karo.
Waxan halkan uu joogna inan daryeelno bukaanadena si daacad ah naxariisna ku dheehan tahay

Ma aragtay xididka weyn ee bararsan?Sababtiisu waa kelyaha!Markii ugu horreysay ee aad aragto, waxaa laga yaabaa inaad m...
30/04/2025

Ma aragtay xididka weyn ee bararsan?
Sababtiisu waa kelyaha!

Markii ugu horreysay ee aad aragto, waxaa laga yaabaa inaad mooddo dhaawac... gacan jaban, bararsan...
Laakiin xaqiiqdu waxay tahay in gacantaadu sidan u ekaanayso marka aad marayso habka sifeynta dhiigga (hemodialysis).

Qiyaas inaad tahay qof u baahan in labo ilaa saddex jeer toddobaadkii uu tago qalabka kelyaha lagu nadiifiyo muddo afar saacadood, ah si ay kelyahu dib ugu shaqeeyan dhammaan dhiiggiisa waa la soo saaraa, waa la sifeynayaa, markaasna waa lagu celiyaa jirkiisa.
Halka kelyahaada caadiga ah ay tan samaynayaan 36 jeer maalintii iyada oo aanad dareemaynin!

Annaga, kelyaheenna waa nala dhaqaa bilaash — Alle baa mahad leh, waana u mahadnaqaynaa.

قال الله تعالى (وإن تعدوا نعمة الله لا تحصوها إن الله لغفور رحيم)

25/01/2025

Bukaankan wuxuu wajahayay xaalad adag, xitaa ma neefsan karin, arrintaanna waxaa sabab u ahaa kelyihiisa oo shaqadii joojiyay.

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galkacyo kidney and dialysis center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram