26/04/2026
War galin muhiin ahWaxaa lala socodsiinayaa bulshada ku dhaqan deeganada Puntland, Galmudug iyo DDS guud ahaan bulshada Somaaliyeed in Koox dhakhaatiir ah oo ka socoto xarunto daweynta xanunada kena dhalmo la anta ee Marwa Fertility Center Mugadisho muddo kooban ka fulin doonaan adeegyo daweyn iyo qallimo ah isbitaalka Xayaat Gaalkacyo.Waxyabaha ay qabanayan dhakhaatiirta ka socoto Marwa Fertility Center waxaa ka mid ah1. Daweynta dhalmo la' aanta, iyo kobcinta ugxamaha2. Daweynta Caado wareerka( abnormal uterine bleeding)3. Saxita hormonada sida thyroid ka iyo kan caanaha prolactine ka4. Daweynta buro biyoodka( ovarian cyst?)5. Daweynta iyo qaliimada burooyinka minka6.qaliimaada iskufuranka 7.daweenta infectionada ku faafa galmada (PID).8. Computer ka uurkujirta9. Daweynta dhiciska iyo dilanka.Dhakhaatirtu waxay Xayaat Hospital-Galkacyo ka shaqa billaabi doonaa 5/5/2026 waxayna joogi doonaan mudo koobanWixii fa fahin ah kala xirir lambaradan hoos ku qoran0907701057 / 0906646499 / 0610250044