
23/09/2024
Gaysiis
Waxaa la ogaysiinaya dhammaan bahda jecel barashada cilmiga caafimaadka in macadka barashada daraasaynta culuumta caafimaadka Gedo Medical Collage uu qaadanayo fasalo cusub sida first aid ama gargaarka deg dega ah
Fadlan hadaad danaynayso laxiriir lambarada hoos ku xusan
Mahadsanidiin