
01/06/2025
Munaasabad lagu daah-furayay Isbitalka Mubaarak General Hospital ayaa lagu qabtay xarunta isbitaalka ee degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo.
Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay, howl-wadeenada isbitaalka, odayaasha dhaqanka, haween, dhalinyaro, waxgaradka magaalada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Wariye Hussein Abdi Ibrahim 📸