10/04/2026
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐ค๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐ญ๐ก๐๐ญ๐ข๐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ
๐๐ฅ-๐๐ก๐ฌ๐๐๐ง ๐๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐๐ฅ โ ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐
Isbitaalka ๐๐ฅ-๐๐ก๐ฌ๐๐๐ง ๐๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐๐ฅ wuxuu raadinayaa ๐๐ค๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐ญ๐ก๐๐ญ๐ข๐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ oo xirfad leh kana mid noqda kooxdayada caafimaadka iyo qurxinta maqaarka.
๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐: Skin Aesthetic Specialist
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: Al-Ihsaan Hospital โ Garowe
๐๐จ๐จ๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐: Full-time
๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ซ๐๐๐จ:
- Qiimeynta nooca maqaarka iyo la-talinta bukaanka
- Sameynta facial, skin care, iyo adeegyada aesthetic-ka
- La socodka nadaafadda, badbaadada, iyo tayada adeegga
- Wacyigelinta bukaanka ee daryeelka maqaarka
- In ay si wanaagsan ula shaqeyn karto kooxda isbitaalka
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ซ๐๐๐จ ๐๐จ๐๐ฌ๐๐๐๐ก๐:
- Khibrad u leh daryeelka maqaarka iyo adeegyada aesthetic-ka
- Aqoonta facial treatments, skin analysis, iyo beauty procedures
- Xirfad wanaagsan oo la macaamilka bukaanka ah
- Anshax shaqo, nadaafad, iyo masโuuliyad
- Khibrad h**e oo beauty center, aesthetic clinic, ama dermatology la xiriirta waa faaโiido
- Haweenka waa lagu dhiirrigelinayaa inay codsadaan
๐๐๐ฑ๐ฒ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ง ๐ซ๐๐๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ง๐จ:
- Qof edeb leh oo bukaan-socodka si fiican ula tacaamula
- Qof ilaaliya sumcadda iyo nidaamka isbitaalka
- Qof leh dadaal, kalsooni, iyo shaqo wadaag wanaagsan
๐๐๐ฌ๐จ๐จ ๐๐จ๐๐ฌ๐จ :
Qofkii danaynaya fadlan ha soo diro:
- CV
- Shahaadooyinka la xiriira
- Number-ka lagala xiriiri karo
๐๐๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ/๐๐๐ฅ๐ฅ: +๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ@๐๐ฅ๐ข๐ก๐ฌ๐๐๐ง๐ฆ๐๐๐ข๐๐๐ฅ.๐๐จ๐ฆ
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐๐๐ข๐ง ๐๐จ๐๐, ๐๐ง๐ฃ๐ข ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ, ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐
Kusoo biir Al-Ihsaan Hospital, kana noqo qayb ka mid ah adeeg caafimaad iyo bilic oo tayo leh.