07/05/2026
๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ค๐ก๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ )๐๐๐) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guddiga xirfadlayaasha caafimaadka Puntland ee ay Wasaaradda Caafimaadka Puntland magacawday.
PMA waxay si weyn u soo dhaweynaysaa in Wasaaraddu kala tashatay magacaabistan Ururka Dhakhaatiirta Puntland, taasoo muujinaysa wada shaqeynta wanaagsan iyo xiriirka ka dhexeeya PMA iyo Wasaaradda Caafimaadka Puntland.
Waxaan guddiga cusub u rajeynaynaa guul, hufnaan iyo adeeg bulsho oo miro dhal ah.
Wasaaradda Caafimaadka Puntland
๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐.