Qaran hospital

Qaran hospital Qaran Hospital — Garowe’s home for modern, trusted healthcare.

With advanced diagnostics and expert medical care, we ensure the safety, comfort, and wellbeing of every patient we serve.

04/05/2026

𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝
Qaybta Kelyaha iyo Kaadi-mareenka ee Isbitaalka Qaran ayaa si guul leh u fulisay qalliin lagu daaweynayay qanjirka Prostate-ka.
Ka xoroow dhibaatooyinka iyo xanuunka qanjirka Prostate-ka, oo soo booqo qaybta kelyaha iyo kaadi-mareenka ee isbitaalka qaran.



Qaybta qaliimada guud iyo kuwa layserka ee Qaran hospital waxaa kuugu diyaar ahDr. Meekail Mohamoud.📍 Jidka Meeraysane, ...
02/05/2026

Qaybta qaliimada guud iyo kuwa layserka ee Qaran hospital waxaa kuugu diyaar ah
Dr. Meekail Mohamoud.
📍 Jidka Meeraysane, kasoo horjeedka UN | 📞 0906947521 / 0905382953.

28/04/2026

𝐌𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐥𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐟𝐢𝐫-𝐟𝐢𝐫𝐜𝐨𝐨𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐚?

Qaybta Lafaha ee Qaran Hospital waxa ay ku siinaysaa daryeel tayo sare leh oo ay bixiyaan dhakhaatiir ku takhasusay daaweynta jabniinka, xanuunada dhabarka, murqaha iyo seedaha.

Kala xiriir:
📞 +252906947521 | +252905382953

Ma la dhibantahay xanuunada dhalma la'aanta?Ma tahay hooyo la tacaalaysa xanuunada dumarka? Mise waxaad la kulantaa dhib...
26/04/2026

Ma la dhibantahay xanuunada dhalma la'aanta?
Ma tahay hooyo la tacaalaysa xanuunada dumarka?
Mise waxaad la kulantaa dhibaatooyin la xiriira taranka ragga ama dumarka?

Haddii jawaabtu tahay haa, tani waa fursadadaadii!!

Dr. Abdiwali Jamal (khabiir ku takhasusay daaweynta xanuunada taranka ragga & dumarka) oo ka yimid Muqdisho, ayaa hadda muddo kooban ka hawl-galaya isbitaalka Qaran ee garowe.

👉 Ha sugin ilaa ay kaa buuxsamaan lambaradu, horay u gaar oo is-diiwaangeli maanta!

📞 La xiriir:
+252907598611
+252904025555

23/04/2026

🚨 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇!

Qaran Hospital waxa ay ku wargelinaysa bulshada ku dhaqan puntland in 09/05/2026 uu ka shaqo bilaabi doono
👨‍⚕️ Dr. Abdiwali Jamaal
Dr. Abdiwali waa dhakhtar si gaar ah ugu takhasusay xanuunnada taranka ragga iyo dumarka, gaar ahaan dhalmo la’aanta.
Dr.Abdiwali Waa dhakhtarkii ugu horreeyay ee dalka ka bilaabay adeegga casriga ah ee ilma-beerista (IVF), isla markaana ku guuleystay in qofkii ugu horreeyay uu ku qaado uurka habka casriga ah ee IVF gudaha Soomaaliya, taasoo kuso dhammaatay dhalmo caafimaad qabta.

📍 La xiriir Qaran Hospital maanta
📞 Wac: +252 907 598 611 / +252 904 025 555

20/04/2026

🚨 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇!

Qaran Hospital waxa ay ku wargelinaysa bulshada ku dhaqan puntland in 09/05/2026 uu ka shaqo bilaabi doono
👨‍⚕️ Dr. Abdiwali Jamaal
Dr. Abdiwali waa dhakhtar si gaar ah ugu takhasusay xanuunnada taranka ragga iyo dumarka, gaar ahaan dhalmo la’aanta.
Dr.Abdiwali Waa dhakhtarkii ugu horreeyay ee dalka ka bilaabay adeegga casriga ah ee ilma-beerista (IVF), isla markaana ku guuleystay in qofkii ugu horreeyay uu ku qaado uurka habka casriga ah ee IVF gudaha Soomaaliya, taasoo kuso dhammaatay dhalmo caafimaad qabta.

📍 La xiriir Qaran Hospital maanta
📞 Wac: +252 907 598 611 / +252 904 025 555

Qaran Hospital — Garowe’s home for modern, trusted healthcare.
With advanced diagnostics and expert medical care, we ensure the safety, comfort, and wellbeing of every patient we serve.

18/04/2026

𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛!

Qaran Hospital waxa uu ku wargelinayaa dhammaan bulshada reer Puntland in 09-05-2026 uu soo gaari doono:

👨‍⚕️ Dr. Abdiwali Jamaal Ahmed

Takhtarku waxa uu ku takhasusay daaweynta xanuunnada taranka ragga iyo dumarka, gaar ahaan xaaladaha dhalmo la’aanta (Infertility).

Waxa uu sidoo kale bixin doona adeeg casri ah oo ah IVF (In Vitro Fertilization), IVF waa hab caalami ah oo lagu caawiyo lamaanayaasha aan weli helin ubad, si ay u helaan fursad ay ku gaaraan riyadooda qoys oo dhammaystiran.

Haddii aad la tacaaleyso caqabado dhanka taranka ah ama aad u baahan tahay talo iyo daaweyn

📍 La xiriir Qaran Hospital maanta
📞 Wac: +252 907 598 611 / +252 904 025 555

17/04/2026

🚑 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐝-𝐝𝐞𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥

waxa ay heegan u tahay 24/7, si ay u bixiso daryeel degdeg ah oo la isku halayn karo. Waxaa ka howlgala dhakhaatiir iyo kalkaalisooyin khibrad leh, iyadoo lagu qalabeeyey qalab casri ah

14/04/2026

𝐌𝐚𝐫𝐚𝐠-𝐟𝐮𝐫 𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐞𝐞𝐝: 𝐂𝐮𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢𝐬𝐢𝐢 𝐊𝐚-𝐛𝐨𝐠𝐬𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱𝐚 𝐊𝐞𝐥𝐲𝐚𝐡𝐚.



05/04/2026

Caqabadaha Maalinlaha ah ee bukaanada soo booqda qaybteena Neerfaha iyo Dhimirka.

01/04/2026

𝐃𝐡𝐢𝐢𝐠-𝐲𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚.

Carruurtu waxay unugul yihiin dhiig-yaraanta , taasoo saameen karta koritaankooda jir ahaaneed iyo caafimaadkooda guudba. 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠-𝐲𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
1: daal badan iyo tabar darro.
2:midabka wajiga oo isbadala.
3: rabitaanka cuntada oo yaraada ama qofka oo cuntada ka go'ah.
4: neefsasho deg-deg ah.

Haddii aad ilmaha ku aragto calaamadaha kor ku xusan si deg-dega ugu tag dhakhtarka carruurta ee isbitaalka Qaran. Garoowe .

Waxaadna kala xiriiri karta numberkan hoos ku qoran
0906947521.

𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚!

26/03/2026

Qaybta Cunaha,Sanka iyo Dhagaha ee qaran hospital

Address

UNCC
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Qaran hospital:

Share

Category