Bukaan Bile Derma & Clinic Center

Bukaan Bile Derma & Clinic Center Xarunta daaweenta maqaarka, timaha iyo cidiyaha! Dhakhtarka maqaarka

10/05/2026

Erayga Adeer Maxay Ragu uga xanaaqaan mise Waxbaa ku duugan😄

Sababtu malaha waa bidaarta😄

11/04/2026

Bukaanbile waa Xarunta daryeelka maqaarka” timaha”cidiyaha Sidoo kle waxey bixisaa adeegyada isqurxinta waxeyna maalinta khamiista si bilaash ah idiinka dhigtay kaarka dhakhtarka. Wixii faahfahin dheeri ah nalaso xiriir
095994422

25/03/2026

Hadii aad ladhibantahy finan iyo waliba xanuun wajiga ah soogaar xarunta kugu dhow ee Bukaan Bile Derma & Clinic Center garowe,bossaso,qardho ama la xiriir
+252905994422 ama
+252907402153

21/03/2026

Garowe Habeen iyo Nasiibka Ciidda ee Bukaan Bile ✨
Maadaama aan ku guda jirno maalmaha barakaysan ee Ciidda, xarunta Bukaan Bile Derma & Clinic Center waxay go'aansatay inay farxadda la qaybsato bulshada ku nool caasimadda Garowe. 🌙✨

Waxaan habeenkan quruxda badan dhex galnay dadwaynaha anagoo xambaarsan 15 waraaqood oo ay ku dhex qarsoon yihiin 3 Abaalmarinood oo qaali ah, kuwaas oo loogu talagalay daryeelka maqaarka (Skin Care) hadiyado ay ku jraan . 🎁🩺

Bukaan Bile Derma & Clinic Center: qaybta skin care ka .

20/03/2026

xarunta daryeelka maqaarka,cidiyaha,timaha ee Bukaanbile derma & clinic center
Waxay munaasabada ciida awgeed usamaysay bulshadeeda bakhti yaa nasiib oo ah mid xiiso badan waaxana guulaysatay 3 qof

daawo vedio waa mid xiiso badan

17/02/2026

Xaruntu waxey idiinku bishareyneysaa in maalmaha isniinta,iyo khamiista kaarka lacag la’aan ay idiinka dhigtay dhamaan xarumeheeda Garoowe,bossaso,qardho Wixii faahfahin inta dheer laxiriir 905994422 ama 907102198

11/02/2026

Kusodhawada bukan bile Derma &Clinic Center garowe waxaa diyaar idinku ah jariida burooyinkaa
Dawaynta finanka iyo dawaynta skin xasasiyada dawayntaa timo dadashada kala soxirir 5994422/7102198
fans

09/12/2025

Bossaso, Somalia

24/11/2025
04/11/2025

Macmiil Hadii aad ladhibantahy haaro ,difeetoyin, jeex’jeex, horay usoo gaar Bukaan Bile Derma & Clinic Center xarumeheena Garowe,Bossaso,Qardho ama wac 905994422, 907102198,907402153

24/10/2025

Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa bulshaweynta kudhaqan magaloyinka Bossaso,Qardho,Garoowe in maalmaha Isniinta,khamiista,jimcaha kaarku bilaash yahay Wixii faahfaahin intaas dheer laxiriir 905994422/ 907402153

FG: “sidoo kle qalabkuna Discount buu kujiraa”

Address

Isgoyska Sagal
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bukaan Bile Derma & Clinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share