Gol-Nugaal Maternity Hospital

Gol-Nugaal Maternity Hospital Gol-Nugaal maternity hospital specializes in caring for women during pregnancy and childbirth.

It also provides care for newborn infants, and may act as a center for clinical training in midwifery and obstetrics.

Waxaan si deg deg ah ugu baahanahay dhiig B+ ah Hooyo uur leh oo 4 qaliin oo h**e leh oo Emergency ah  oo Qaliin gelaysa...
01/05/2026

Waxaan si deg deg ah ugu baahanahay dhiig B+ ah Hooyo uur leh oo 4 qaliin oo h**e leh oo Emergency ah oo Qaliin gelaysa fadlan cidii dhiigaas leh ama meel ku og hanagala soo Xiriiro 6749611/7702387 waxay Hooyadaan u baahan tahay 3Unit oo dhiiga ah Garowe
Gol-Nugaal Maternity Hospital

24/04/2026

Waxaan si deg deg ah ugu baahanahay dhiig B+ ah Hooyo uur leh oo Emergency ah oo Qaliin gelaysa fadlan cidii dhiigaas leh ama meel ku og hanagala soo Xiriiro 6749611/7702387 waxay Hooyadaan u baahan tahay 3Unit oo dhiiga ah Garowe
Gol-Nugaal Maternity Hospital

Taarikhda 13 April 2026, Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Gol-Nugaal Maternity Hospital waxaa kormeer shaqo ku yimid...
13/04/2026

Taarikhda 13 April 2026, Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Gol-Nugaal Maternity Hospital waxaa kormeer shaqo ku yimid Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Marwo Maryan Cismaan Axmed iyo Wasiir Dowlaha Mudane Cali Maxamed Cismaan.

Mas’uuliyiinta ayaa waxaa isbitaalka kusoo dhoweeyey Agaasimaha Isbitaalka Gol-Nugaal Dr. Hafsa Hamid Isse iyo Agaasime Ku-xigeenka Isbitaalka Dr. Cabdiwali.

Kormeerkan ayaa ahaa mid lagu qiimeynayo habsami u socodka shaqada iyo adeegyada caafimaad ee uu isbitaalku bixiyo, iyadoo mas’uuliyiintuna ay bogaadiyeen dadaalka shaqaalaha iyo adeegga ay bulshada u hayaan.

25/03/2026

Waxaan si deg deg ah ugu baahanahay dhiig A+ ah Hooyo uur leh oo Emergency ah oo Qaliin gelaysa fadlan cidii dhiigaas leh ama meel ku og hanagala soo Xiriiro 6749611/7702387 Garowe
Gol-Nugaal Maternity Hospital

16/03/2026

Waxaan si deg deg ah ugu baahanahay dhiig B+ ah Hooyo Emergency ah oo foolanaysa fadlan cidii dhiigaas leh ama meel ku og hanagala soo Xiriiro 6749611/7702387 Garowe
Gol-Nugaal Maternity Hospital
Waa bil Ramadan Maalmihii u dambeeyay ee khayrka badna ba lagu jira aynu Caawino hooyadaas.

Ibititaalka hooyada iyo dhallaanka ee Gol-Nugaal Maternity Hospital ayaa booqday kaamka Jilab oo kamida kaamamka ku yaal...
03/01/2026

Ibititaalka hooyada iyo dhallaanka ee Gol-Nugaal Maternity Hospital ayaa booqday kaamka Jilab oo kamida kaamamka ku yaal Magalada Garowe,si uu ugaarsiyo Dawooyin iyo Daryeel caafimaad.
Isbitaalka ayaa marna ka daalin caawinta dadka maaskinta ah ee ubaahan daryeelka caafimaad. Agaasimaha Isbitaalka Gol-Nugaal Dr. Hafsa Hamid ayaa hogaaminaysay Outreach kan iyadoo bulshada kaamka kala hadashay muhiimada ay u leedahay caafimaadkooda inay ku xirnaadan goobaha caafimaadka

02/01/2026

Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Gol-Nugaal ayaa adeeg caafimaad gaarsiiyay kaamamka barakacayaasha ee Garowe, isagoo gudanaya waajibaadkiisa bulsho. Adeeggan, oo markii 3aad la fuliyay, waxaa hoggaaminayay Dr. Burhaan Aadan Daahir, dhakhtar carruurta ku takhasusay, kana mid ah dhakhaatiirta isbitaalka.

Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Gol-Nugaal Maternity Hospital isaga oo ka duulaysa waajibaadka bulsho ee ay u hayso bul...
02/01/2026

Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Gol-Nugaal Maternity Hospital isaga oo ka duulaysa waajibaadka bulsho ee ay u hayso bulshada, adeeg caafimaad gaarsiisay kaamamka ku yaalla magaalada Garowe. Adeeggan oo diiradda saaraya hooyooyinka iyo carruurta ayaa markii saddexaad laga fuliyay kaamamka magaalada.

Hawlgalka waxaa daadihinayay Dr. Burhaan Aadan Dahir, oo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka carruurta, isla markaana ka mid ah dhakhaatiirta Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Gol‑Nugaal. Adeeggan ayaa ujeedkiisu yahay kor u qaadista helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh, gaar ahaan qoysaska nugul ee ku nool kaamamka, si loo yareeyo xanuunnada loona xoojiyo badbaadada hooyada iyo dhallaanka.

Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka  ee Gol-Nugaal Maternity Hospital,ayaa tagay Kaamka Dhagaxley oo kamida kaamamka kuyaa...
23/12/2025

Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Gol-Nugaal Maternity Hospital,ayaa tagay Kaamka Dhagaxley oo kamida kaamamka kuyaal magalada garowe. iyagoo hooyada iyo dhallanka iyo dadka waaweyn usameyey daryeel gaarsiiyeyna dawooyin.

Isbitaalka ayaa si joogta ah u booqda kaamamka si ay ugaarsiyaan dawooyin iyo daryeel caafimaad dadka danyarta oo halkaas ku dhaqan.

17/10/2025

Waxaan si deg deg ah ugu baahanahay dhiig AB+ ah Hooyo Emergency ah fadlan cidii dhiigaas leh ama meel ku og hanagala soo Xiriiro 0905496125 Garowe
Gol-Nugaal Maternity Hospital

π‰π”πŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠβœοΈπŸŽŠ
12/09/2025

π‰π”πŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠβœοΈπŸŽŠ

Address

Garowe

Telephone

+252906749611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gol-Nugaal Maternity Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category