Dr.Abdisamed Dhunkaal

Dr.Abdisamed Dhunkaal General Surgery , Laparoscopy and endoscopy

22/08/2024

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐦𝐚 𝐱𝐚𝐦𝐞𝐞𝐭𝐢𝐝𝐚.

16/08/2024

C/nuur oo muddo dhibane u ahaa qabsin ayaa u Fulinay qaliin Casri ah.

13/08/2024
Waa noocyada kala duwan ee dhagxaanta ku samaysma Xammeetida ..1. Madaw waa dhagax aad u adag waana kan ugu badan waxaa ...
08/08/2024

Waa noocyada kala duwan ee dhagxaanta ku samaysma Xammeetida ..

1. Madaw waa dhagax aad u adag waana kan ugu badan waxaa sameeya cholesterol
2. Jalle waa dhagax jilicsan oo darro ah waxaa sameeya Bile ka
3. Isku jir waa meel dhexaad xagga adayga waxaa sameeya bile iyo cholesterol is biirsaday ...

dhagax cabirkiiso dhanyahay 3cm ayaan ka soo saarnay tuubada beerka iyo mindhicirada xiriirisa (common bile duct ) ee ho...
30/06/2024

dhagax cabirkiiso dhanyahay 3cm ayaan ka soo saarnay tuubada beerka iyo mindhicirada xiriirisa (common bile duct ) ee hooyo 70sano jir ah oo la timid Joonis muddo hayay .

20/06/2024

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐛𝐬𝐢𝐧𝐤𝐚

Waa maxay xanuunka Qabsinka?
Waa mxay calaamadaha lagu garto iyo siyaabaha loo baaro?
maxay tahay sababta xanuunkaan in la qalo mooyee uusan daawo kale u lahayn?

Kusoo dhawaada Jawaabaaha Su'aalahaas iyo kuwa kale oo la xiriir Xanuunka Qabsinka.

15/06/2024

Waxaan dhammaan Umadda Muslimiinta ah meel walba oo ay dunida ka joogaan Gaar ahaan Umadda Soomaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciida Carafo.

05/06/2024
Hooyo la dhibbanayd Xammeetida oo caabuq uu dhagax sababay kaga  dhacay oo aan u samaynay qalliin laparoscopy ... xameet...
21/04/2024

Hooyo la dhibbanayd Xammeetida oo caabuq uu dhagax sababay kaga dhacay oo aan u samaynay qalliin laparoscopy ... xameetidii jirranayd iyo dhagaxiiba waa laga saaray iyadoo aan jirkeeda la jeexin ..

24/04/2023

Laparoscopic appendicectomy for Perforated appendicitis .

Address

Garowe
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdisamed Dhunkaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category