30/10/2022
Ogaysis Ogaysis Ogaysis
Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan Garowe iyo Nawaaxigeda in Xarunta Caafimadka ee Dr.Aamiin Specialist and Diagnostic Center uu ka hawlgalo.
Dr.Mohamed Aamiin Ahmed oo ah Dhakhtar Ku Takhasustay Xanuunada Guud iyo Caruurta
Dhakhtarku waxa uu heerka labaad ee Jaamacada Master Degree ku Diyaariyay takhasuska Caruurta (Pediatrics Specialist)
Dhakhtarku Waxa uu Daaweynayaa Xanuunada ku dhaca caruurta sida:
■Daaweynta Suuxdinta / Qalalka
■Daaweynta Macaanka (DKA) Type 1 and Type 2
■Daaweynta Xanuunada ku Dhaca Hawo Mareenka
■Daaweynta Burunkiitada (Bronchitis and Bronchiolitis)
■Daaweynta Xanuunada Oof-Wareenka sida: - (Pneumonia / Whooping Cough, Xiiq dheerta), Asthma-da (Hiiqda).
■Daaweynta Maskax Garaadka (Meningitis-ka)
■Daaweynta Xanuunada Kaadi Mareenka ku dhaca
■Daaweynta Kaadi Baxsadka Caruurta
■Daaweynta Xanuunada Kalyo xanuunka
■Daaweynta Xanuunada Beerka ku dhaca
■Daaweynta Cagaarshowga
■Daaweynta Xanuunada Maqaarka sid: - Cambaarta iyo Xasaasiyada Soo laalaabata,
■ Daaweynta Shubanka
■ Daaweynta Infection-ka Caruurta & Latalinta Naqafo Darada
Dhakhtarku Waxa uu waxa kusoo bartay kana soo shaqeeyay dalka Shiinaha, waxaa oo kale uu kasoo shaqeeyay dalka India iyo sidoo kalena Hospital Banaadir Muqdisho, dhakhtarku hada waxa uu ka howlgalaa Hospitalka weyn ee Garowe, (Garowe General Hospital) (GGH) Qeybta Caruurka iyo Dhalaanka.
Dhakhtarku waxa uu shaqaynayaa Sabti ilaa khamiis Galinka h**e iyo Galinka dambe 8:00am ilaa 12:00pm iyo Galinka dambe 4:00pm galabnimo ilaa 3:00pm fiidnimo…
Dhakhtarka Booqashadiisa Waa Bishaas ama Lacag la’aan…
Xarunta Dr.Aamiin Specialist and Diagnosis Center waxay dhanka Bari ka xigtaa Masaajidka Weyn Ee Mowlaca waxayna kasoo horjeedaa Kaalinta Shidaalka ee Kalyaxeed 4 amase Hotelka Towfiiq
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir: - 0906730340, 0907900095, 0905307713, 0905297217, 0907743102