30/04/2026
Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ugu bishaaraynayaa imaanshaha dhakhtarka qaliimada caruurta Perdiattic Surgery ee 25.05.2026, kaasi oo fulinaya dhammaan qaliimada carruurta, isagoo adeegsanaya qalab casri ah sida:
Qaliimada qalooca surka
Qaliimada xudunta iyo burooyinka
Qalliimada xiniinyaha aan soodagin
qalliimada biyaha xiniinyaha gala
Qaliimada toosinta marinka kaadida
Qalliimada Qabsinka carruurta
Qaliimada xiranka daloolka saxarada
Qaliimada Qabsinka iyo calool xiranka
Dhammaan qalimada caruurta.
Diwaangelinta kala xiriir:
Whatsapp: 0905111140
Isbitaalka Somcare Garowe, Somalia.