Puntland medical Labrotery Association

Puntland  medical Labrotery Association puntland Medical Laboratory

20/06/2024

Hadii aad Garowe joogto fadlan aan caawino hooyadaas dhiig la,aantu hayso dhiiga loo baahan yahay waa O-

Ka Qayb Qaado Maalinka Dhiig shubida Aduunka Puntland  medical Labrotery Association
13/06/2024

Ka Qayb Qaado Maalinka Dhiig shubida Aduunka
Puntland medical Labrotery Association

Noqo geesi oo dhiigaaga sadaqeeyso si aad naf u badbaadisidMaanta waxaad awood u leedahay inaad ka qayb qaadatid badbaad...
13/06/2024

Noqo geesi oo dhiigaaga sadaqeeyso si aad naf u badbaadisid
Maanta waxaad awood u leedahay inaad ka qayb qaadatid badbaadinta naf dhiban oo xalad adag ku sugan
Tag hospitalka kuugu dhow oo u shub dhiiga dadka xanuusan.
Mahdsanid
Puntland medical Labrotery Association

13/06/2024
Fa,idooyinka laga heli karo dhiig shubista waxaa ka mid ah : -1. Waxa uu yareeyaa khatarta xanuunka kansarka2. Waxa uu y...
13/06/2024

Fa,idooyinka laga heli karo dhiig shubista waxaa ka mid ah : -
1. Waxa uu yareeyaa khatarta xanuunka kansarka
2. Waxa uu yareeyaa khatrta uu qofku ugu dhici karo xanuunka dhiig karka
3. Waxa uu yareeyaa khatrata xanuunada ku dhici kara wadnaha
4. Waxa kale oo qafka kusoo kordhiyaa in jirku dhiig cusub iyo cells cusub sameeyo taasoo u leh qofka bini aadmkaa faa,ido badan dhanka cafimadka.
Puntland medical Labrotery Association

Halkan waxan idin kuLa wadaagaynaa sababaHa dhiiga loogu baahan karo.1. waxaa u baahan kara qof xaamiLa ah oo dhiig la,a...
13/06/2024

Halkan waxan idin kuLa wadaagaynaa sababaHa dhiiga loogu baahan karo.
1. waxaa u baahan kara qof xaamiLa ah oo dhiig la,aani hayso
2. waxaa u baahn kara qof dhiig bax ku yimi ama xalaad cafimaad oo dhiig la,aan ku sugan
3. qof qaliin ku jira oo xalad cafimaad degdega ku timi

Fiiro gaara ah dhiiga shubistiiso wax caafimad dara ah uma keento qofka shubaya oo cafimadka qaba balse qofka dhiga loo shubayo ayuu badbaado u yahay sidoo klena waa sadaqo uu qofku labaxo.

Maalinka dhiig shubida aduunka ‘’Halkaan waxaan uga mahdnaqaynaa dhiig bixiyaasha somalida iyo kuwa caalamkabaOo waxan l...
13/06/2024

Maalinka dhiig shubida aduunka
‘’Halkaan waxaan uga mahdnaqaynaa dhiig bixiyaasha somalida iyo kuwa caalamkaba
Oo waxan leenahay waxad tihiin geesiyaal waxaad marar badan badbaadiseen naf xaalad adag ku jirtay oo waxad siiseen jaanis ay ku badbaado Waxad tihiin geesiyaal qarsoon aduunkana waxad ku leedihiin raad wngsan akhirana sadaqaad dhigateen ilaahay ha idinka abaal mariyo mahadsanidiin mahdsanidiin in badan’’

Gudi uu ku jiro gudomiye ku xigeenka Ururka PMLA  ayaa bishu markay ahayd 9 aprl 2023 waxay booqosho u tageen jamacada B...
10/04/2023

Gudi uu ku jiro gudomiye ku xigeenka Ururka PMLA ayaa bishu markay ahayd 9 aprl 2023 waxay booqosho u tageen jamacada Bossoso universaty fareceeda garowe
Gudiga oo halkaas kulan kula qaatay maamulka jamacada iyo ardeyda ayaa waxa ay maamulka jamacda UOB uga mahadceliyeen soo dhaweeyntoda iyo ka qayb qaadashadooda oLalaha dhiig shubista dadka dhibataysan
Gudiga ururka PMLA sidoo kle waxa uu kulan la qaatay aradeyda jamacda wuxa uuna ku wacyi galiyay in ay ka qayb qaataan dhiig shubista socota ayana dhiigooda ku sadaqaystaan dadka dhiban.
Gabagabadii jamacada UOB ayaa si wangsan u soo dhawaysay ururka PMLA kana balan qaaday inay si adag uga qayb qaadan doonan barnaamijka oLaLaha iyo waciyo galinta dhiig shubista .

Qayb kamida odeyaasha iyo dhalinyarada ku nooL puntland oo dreenkooda muujinaya kuna dhiiri galinya dhalinyrada kle inay...
09/04/2023

Qayb kamida odeyaasha iyo dhalinyarada ku nooL puntland oo dreenkooda muujinaya kuna dhiiri galinya dhalinyrada kle inay dhiiga sadaqaystaaan dadka dhawacyada ahna badbaadiyaan

Ururuka PMLA waxa uu ku boorinya bulshada ku dhaqan puntalnd inay dhiiga sadaqaysataan

Bisha markay ahayd 03 aprill 2023 ururku PMLA waxaa uu booqasho iyo is xog wareeysi u tagay jamacada puntland state univ...
09/04/2023

Bisha markay ahayd 03 aprill 2023 ururku PMLA waxaa uu booqasho iyo is xog wareeysi u tagay jamacada puntland state university.
Ururku PMLA waxa ay u mahdceliyeen maamulka jamacada PSU sida quruxda badan ay usoo dhaweeyeen
Jamacada PSU waxay ay la qaadatay ururka in ay kala qaybqaadan doonto hawusha ay ku hawlan yihiin ee ah barnaamijka wacyi galinta iyo dhiig aruurinta shacbka reer lascanood.
Gabagabdii jamacada PSU ayaa soo dhawaysay shaqada ay Ururka PMLA u hayaan bulshada dhibataysan ugana mahdcelisay kuna bogaadisay in ay shaqadaaa sii wadaan.

07/04/2023

FARIIN KU SOCTA DHAMAAN BULSHAWEEYNTA KU DHAQAN PUNTALND.
URURKA PMLA Waxa uu ugu baaqaya bulshada ku sugan puntland inay tagaan xaruumaha caafimaad ayna ka qayb qaatan badbaadinta bukaanada,dhawaca'iyo hooyada dhalanka ah


Fadaland hala sadaqaysto dhiiga waa biL ramadaan

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland medical Labrotery Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram