Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe

Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe, Medical and health, Aaga Masjiud Jaamaca weyn, Garowe.

Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan Waa Xarun aad ka helayso Daryeelka iyo Daawaynta Maqaarka (Dermatologist) oo ay diyaar kuugu yihiin Dhakhaatiir Xirfad iyo Aqoon fiican u leh Daawaynta iyo Qurxinta Maqaarka

21/09/2025

Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe
17/09/2025

Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe

Nabarradu ma ku dhibayaan?  Kaalay Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe, annaga ayaa xalkeeda hayna — dhakhtar khibrad s...
15/09/2025

Nabarradu ma ku dhibayaan? Kaalay Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe, annaga ayaa xalkeeda hayna — dhakhtar khibrad sare leh ayaa kugu sugan .

F.G : Buukaan kan weli dawo ayaa usocota

11/09/2025

Kusoo dhawoow Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe

Ramadan Kariim Dhaman Umada somaliyeed ku xiran Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe  Cafimad ku sooma🌙
02/03/2025

Ramadan Kariim Dhaman Umada somaliyeed ku xiran Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe Cafimad ku sooma🌙

Waxaan kuu haynaa dawaynta godgodka wajiga ku sameysm. nagala soo xiriir 905416667 ama 905416663
22/10/2024

Waxaan kuu haynaa dawaynta godgodka wajiga ku sameysm. nagala soo xiriir 905416667 ama 905416663

18/10/2024

Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe waxay Garowe kuu keentay Daryeelka iyo Daawaynta Maqaarka oo ay diyaar kuugu yihiin Dhakhaatiir aqoon fiican u leh Daawaynta iyo Qurxinta Maqaarka.

Nagalaso xidhiidh +252905416667 ama +252905416663

Adeegeena PRP wuxuu kuu sahlayaa inaad maantaba ka raysato timo daadashada heshana timo caafimaad qaba Xarunteena waxay ...
05/09/2024

Adeegeena PRP wuxuu kuu sahlayaa inaad maantaba ka raysato timo daadashada heshana timo caafimaad qaba

Xarunteena waxay ku taallaa magaalada garowe , wada fadhiwanaag ex fadhi xun Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir lanbarada kala ah
0905416667 ama 090416663

Sideed u maalgashan kartaa maqaarkaaga ? Ka faaiideyso xogtan oo sideeda u raac
31/08/2024

Sideed u maalgashan kartaa maqaarkaaga ?

Ka faaiideyso xogtan oo sideeda u raac

Jumce wanaagsan
30/08/2024

Jumce wanaagsan

Cabista biyaha si joogto ah waxay ka qayb qaadataa quruxda iyo caafimaad qabka maqaarka qofka
29/08/2024

Cabista biyaha si joogto ah waxay ka qayb qaadataa quruxda iyo caafimaad qabka maqaarka qofka

Address

Aaga Masjiud Jaamaca Weyn
Garowe
252

Telephone

+252905416667

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xarunta Caafimaadka Ee Iimaan-Garowe:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram