27/03/2023
Maxaad ka taqaanaa Chia Seeds ( Chia frø)
Waa midho aad u yaryar oo ka baxa geedka magaciisa la idhaah Salvia Hispanica. Midhahani waa midhi Allah (swc) ku manaystay wanaag aad u faro badan oo wax tar wayn u leh jidhka. Waxaa ku jira walxo aad uuga sareeya walxaha ku jira subaga omega-3, antioxidants iyo waliba dietary fiber aan la dhigmin inta dhirta fiber ka leh ee layaqaan. Waliba waxaa ku jira nafaqooying kale oo aad u muhiim ah, sida protein ka laga helo dhirta, vitamino iyo minerals. Waana midhi yaryar oo dabeeci ah oo ka baxa dhulka.
Waxaa ku jira midhahan Chia seeds:
Chia includes:
8 x more omega-3 than salmon
6 x more calcium than whole milk
15 x more magnesium than broccoli
3 x more iron than spinach
25% more dietary fiber than flax seed
30% more antioxidants than blueberries
50% more folate than asparagus
8 jeer in kabadan omega-3 in kabadan kaluunka salamon ku jirta
6 jeer in kabadan calsium ka ku jira caanaha loda ee subaga badan
15 jeer in kabadan magnesium ta ku jirta braccoli
3 jeer in kabadan iron ta ku jirta spinach
25% in kabadan dietary fiber ka ku jira flax seed
30% in kabadan antioxidants ka ku jira bluberries
50% in kabadan folate ka ku jira asparagus
Waxaa isticaamli kara:
Carruurta iyo dadka waa waynba
Qof caafimaad qaba iyo qof bukaan ah ba. Balse haddana haddii aad qabtid xanuun culus ama alergic kala tasho dhakhtarkaaga.
Sidokale
Dadka misanka dhimaya aadba u anfacesa miraha chia seeds