Gurmad Educational Hub

Gurmad Educational Hub We help students secure admissions, scholarships, and visas for China, Turkey, Malaysia, Italy, Malta, Poland, and more.

Our services cover guidance, document support, and online educationβ€”your trusted path to studying abroad. This is Page correct sir yasin moha Bulqaas join us and share the knowledge of the world,you know some thing but i don't know and i know another some things you dont know so if we share this knowledge we can change the world.take your knowledge alion share.help us your important idea.

πŸŽ“ *Gurmad CV – Adeeg loogu talagalay Ardayda Soomaaliyeed*Gurmad CV waa adeeg cusub oo ay hirgelisay Gurmad Educational ...
31/12/2025

πŸŽ“ *Gurmad CV – Adeeg loogu talagalay Ardayda Soomaaliyeed*

Gurmad CV waa adeeg cusub oo ay hirgelisay Gurmad Educational Hub, kaas oo loogu talagalay in uu fududeeyo sameynta CV iyo Cover Letter tayo leh oo luuqada Somaliga iyo English ku heli.

Muddo dheer waxaan ogaanay in arday badan oo nala soo xiriira ay la kulmaan caqabad ah inaysan haysan CV, ama aysan aqoon sida loo diyaariyo CV ku habboon:
β€’ codsiyada shaqo
β€’ deeqaha waxbarasho (scholarships)
β€’ fiisooyinka iyo fursadaha kale

Arrintaas awgeed ayaan u abuurnay Gurmad CV, si ardaygu u helo meel fudud oo:
β€’ uu ku dhisan karo CV si bilaash ah
β€’ uu ugu soo dejisan karo PDF nadiif ah
β€’ uu uga heli karo Cover Letter uu AI ka caawinayo qoristiisa
β€’ uu u isticmaali karo mobile ama laptop si isku mid ah

Gurmad CV waxa uu adeegsadaa qaabab CV oo heer Yurub ah, kuwaas oo ka caawinaya ardayga in CV-giisu noqdo mid la aqbali karo, cad, kana tarjumaaya awooddiisa iyo waayo-aragnimadiisa.

Ujeeddadeennu waa in aan yarayno caqabadaha ka hor istaaga ardayda fursadaha, isla markaana aan siinno qalab casri ah oo ay si fudud u isticmaali karaan.

Booqo link oo iska diwaan geli si free ahπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌ

Gurmad CV Builder
https://gurmad-cv.youware.app

Gurmad CV
by Gurmad Educational Hub

Gurmad CV Builder
https://gurmad-cv.youware.app

Create European-style CVs and cover letters for jobs, scholarships, and visas. Free to start.

23/12/2025

GURMAD EDUCATIONAL HUB – MACLUUMAAD GAABAN OO DHAMMAYSTIRAN

πŸŽ“ *Maxaan Ku Caawinaynaa?*
Gurmad Educational Hub wuxuu ardayda ka taageeraa admission, scholarships, visa iyo waxbarashada online-ka. Ujeedkeennu waa in arday kastaa helo jid fudud oo ammaan ah oo uu kaga gaari karo yoolkiisa waxbarasho.

βΈ»

🌍* Dalalka Aan Ka aan Admission ka helayno.*
Serbia β€’ Bosnia β€’ Italy β€’ Czech β€’ Malta β€’ Poland β€’ China β€’ Malaysia β€’ Turkey β€’ Bangladesh β€’ Lithuania β€’ Cyprus β€’ Germany (Master) β€’ UK (Master)

βΈ»

*πŸŽ— Deeqaha la heli karo*
β€’ China Full Scholarships (Bachelor, Master & PhD)
β€’ Turkey Admissions & Scholarships
β€’ African Scholarship Programs
β€’ Malaysia Scholarships
β€’ Mastercard Foundation
β€’ Saudi Arabia Scholarships
β€’ Bangladesh Scholarships

βΈ»

*πŸ›‚ Adeegyada Visa*
β€’ Turkey: Student, Medical, Tourist
β€’ Belarus: Student Visa
β€’ Albania: Visit Visa

βΈ»

*πŸ’» Waxbarashada Online*
University of the People β€’ Unicaf β€’ Alison β€’ Coursera β€’ MIT β€’ Diana Global University
➑️ Certificates & Degrees la aqoonsan yahay
➑️ Qiimo jaban
➑️ Taageero buuxda oo Gurmad bixiya

βΈ»

*🧭 Habka Aan U Shaqeeyno*
1️⃣ Diiwaangelin: Ardayga ayaa marka h**e is diiwaangeliya (WhatsApp, Email ama Website).
2️⃣ La-talin: Waxaan ka caawinaa doorashada dalka, barnaamijka, iyo deeqaha ku habboon.
3️⃣ Dukuminti Diyaarin: CV (Europass), motivation letter, essay, transcriptsβ€”waa la saxaa oo la diyaariyaa.
4️⃣ Gudbinta Codsiga: Gurmad ayaa gudbiya ama kaa hagaya habka codsiga ee jaamacadda.
5️⃣ Natiijo & Follow-up: Waxaan kuugu warbixinaynaa email/Gmail, oo waan ku garab taagan nahay ilaa admission β†’ scholarship β†’ visa.

βΈ»

πŸ“ž Nala Soo Xiriir
WhatsApp: wa.me/252907327475
Email: Gurmadeducationalhub@gmail.com
Website: gurmad-education-consultan.vercel.app/

πŸ‡ΉπŸ‡· TURKEY UNIVERSITY ADMISSIONBy Gurmad Educational HubGurmad Educational Hub waxay kuu haysaa admission-ka jaamacadaha ...
23/12/2025

πŸ‡ΉπŸ‡· TURKEY UNIVERSITY ADMISSION

By Gurmad Educational Hub

Gurmad Educational Hub waxay kuu haysaa admission-ka jaamacadaha Turkey.

πŸŽ“ Public Universities
β€’ Master Only

πŸŽ“ Private Universities
β€’ Bachelor
β€’ Master

πŸ“Œ Waxaan bixinaa hagitaan iyo taageero buuxda laga bilaabo application ilaa enrollment.

πŸ“ž Contact
WhatsApp / Call: +252 90 742 7475
Email: Admission@gurmadeducational.com

βœ… Trusted guidance for your study journey in Turkey

23/12/2025

πŸ‡ΉπŸ‡· TURKEY UNIVERSITY ADMISSION

By Gurmad Educational Hub

Gurmad Educational Hub waxay kuu haysaa admission-ka jaamacadaha Turkey.

πŸŽ“ Public Universities
β€’ Master Only

πŸŽ“ Private Universities
β€’ Bachelor
β€’ Master

πŸ“Œ Waxaan bixinaa hagitaan iyo taageero buuxda laga bilaabo application ilaa enrollment.

πŸ“ž Contact
WhatsApp / Call: +252 90 742 7475
Email: Admission@gurmadeducational.com

βœ… Trusted guidance for your study journey in Turkey

Gurmad Educational Hub waxay kuu haysaa admission-ka jaamacadaha Turkey.πŸ“ž ContactWhatsApp / Call: +252 90 742 7475Email:...
23/12/2025

Gurmad Educational Hub waxay kuu haysaa admission-ka jaamacadaha Turkey.

πŸ“ž Contact
WhatsApp / Call: +252 90 742 7475
Email: Admission@gurmadeducational.com

08/12/2025
πŸ“’ GLOCAL Erasmus Mundus Scholarship 2026 – Fursad Dahabi ah! πŸŒπŸŽ“*GLOCAL* waa Master’s caalami ah oo ay iska kaashadaan ja...
05/12/2025

πŸ“’ GLOCAL Erasmus Mundus Scholarship 2026 – Fursad Dahabi ah! πŸŒπŸŽ“

*GLOCAL* waa Master’s caalami ah oo ay iska kaashadaan jaamacado Yurub ah, laguna maalgeliyo Erasmus Mundus Joint Masters (EMJM). Ardayda dunida oo dhanβ€”including Soomaaliyaβ€”ayaa u qalma.

βΈ»

πŸŽ“ Noocyada Scholarships-ka

1️⃣ 60 Regular Scholarships
β€’ Loo qaybiyaa ardayda caalamka oo dhan
β€’ Hal dal β†’ ugu badnaan 6 arday

2️⃣ 20 Additional Scholarships (EU External Action Regions)
β€’ Kuwani waa kuwo dheeri ah oo aan khuseyn xeerka 10%
β€’ Soomaaliya β†’ Region 11 (Sub-Saharan Africa)
➑️ Ardayda Soomaaliyeed waxay haysataa fursad gaar ah

βΈ»

*πŸ’° Maxaa lagu helayaa?*

βœ” Tuition buuxa
βœ” Insurance buuxa
βœ” Kaalmada safar & dejin (Option One)
βœ” Gunnada nolol maalmeedka: €1275–€1400 bil kasta

βΈ»

*πŸ“… Sida lacagta loo bixinayo*
β€’ Option 1 (Advance payments): €1000 Γ— 3 β†’ kadib €1275 bil kasta
β€’ Option 2: €1400 bil kasta muddo 2 sano ah

βΈ»

βœ… *Eligibility*
β€’ Haysashada offer ka University of Glasgow (conditional/unconditional)
β€’ Lama helin Erasmus Mundus scholarship h**e
β€’ Dhammaan dokumentiyada la soo gudbiyo ka hor 8 January 2026 – 13:00 (UK time)

βΈ»

*πŸ“Š Sida loo kala saaro ardayda (Ranking Criteria)*
β€’ Motivation Letter – 40%
β€’ Academic Merit – 30%
β€’ References – 10%
β€’ Research & Experience – 20%

βΈ»

*πŸ“† Goorma natiijadu soo baxaysaa*?
β€’ April 2026 – Email rasmi ah
β€’ Kuwa reserve list ku jira β†’ Waxaa lagula soo xiriiri doonaa haddii qof ka baxo

βΈ»

*🌟 Maxay uga dhigan tahay ardayda Soomaaliyeed?*

βœ” Fursad dheeri ah oo gaar ah
βœ” Tartanka oo yaraada
βœ” Taageero safar & dejin
βœ” Mid ka mid ah Erasmus Mundus programmes-ka ugu qiimaha badan

βΈ»

*πŸ“ Sida Loo Codsado – Tallaabooyinka Fudud*

1️⃣ Hubi Eligibility
2️⃣ Diyaari Dokumentiyada: Motivation Letter, CV, Transcripts, References, Research/Publication
3️⃣ Codso University & Scholarship:
β€’ University of Glasgow Apply Link
β€’ Scholarship GLOCAL Link
4️⃣ Sug Natiijada: April 2026
5️⃣ Aqbal Offer & Diyaarso Safarka: Option 1 ama Option 2
6️⃣ La Xiriir Gurmad Haddii Aad U Baahan Tahay Taageero:
πŸ“² WhatsApp: wa.me/252907327475
πŸ“§ Email: Gurmadeducationalhub@gmail.com

βΈ»

πŸŽ₯ Muuqaalka Youtube ka daawoπŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»
β€’ YouTube Gurmad Educational Hub: https://youtu.be/PMz-3nEEqOQ?si=o-5RHMBRCs2gbTbA

βΈ»

Gurmad Educational Hub – Mustaqbalkaaga waxbarasho waan dhiseynaa! πŸŽ“βœ¨

πŸ“… Deadline muhiim ah⏰ 8 January 2026 – 13:00 (UK time)πŸ“Œ Waa inaad marka h**e haysataa offer ka imanaysa University of Glasgow.Gurmad wuxuu ku hagayaa dhamm...

13/06/2024
07/01/2023
07/01/2023

πŸ˜‚what do u do for workπŸ˜…

Address

Buramo Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad Educational Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gurmad Educational Hub:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram