Fadli Pharmacy & Laboratory

Fadli Pharmacy & Laboratory Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fadli Pharmacy & Laboratory, Pharmacy / Drugstore, Wada Ini Magalada Garwoe, Garowe.

11/11/2022

11/11/2022
Ku soo dhawooda FADLI PHARMACY & LABORATORY.oo lagu sameyay dib u habeen balaran.Qiimo jaban adeeg ku raali galiya badee...
26/04/2022

Ku soo dhawooda FADLI PHARMACY & LABORATORY.
oo lagu sameyay dib u habeen balaran.
Qiimo jaban adeeg ku raali galiya badeeco tayo wanaagsan.
Ugu kaalay FADLI PHARMACY

Dhamaan macamissha waxaan u sheegayaa in aan keenay alaab si weeyn aay ugu baahnayeen oo tayo badan, waxaa ka mid ah Bus...
22/06/2016

Dhamaan macamissha waxaan u sheegayaa in aan keenay alaab si weeyn aay ugu baahnayeen oo tayo badan, waxaa ka mid ah Buskudyo aad u wacan xaga tayada iyo qiiimaha sidao kale caano kala duwan ku waad oo dhaman qiimahoodu mar walba uu ka jabanyahay qiima Magalada in teeda kale hadba hana mooganina nala soo xariira AL FADLI PHARMACY AND LOBAROTORY oo ku yaala Agaarka suuqua inji ee Magalad GAROWE waxii faahfaahin ah Nagal soo xariir Tel 7749135 ama 661116034 Mahadsanidiin

07/06/2016

Waxaan Macaamisheena ogeeysiineynaa in aanu aheeyno dowooyin aad utayo badan, Islamarkaana aanu gadi doono qiimo ku raali galiya, sidoo kale waxaa Farmshiye Fadli kaheysaan Caanaha Caruta aay cabaan iyo Kuwa Dadka waaween.sidoo kale sharaab nafta Raaxa galiya ayaad kahli doontaan. Waxaa kale oo aad heli dontaan Sheybaar dhameeystiran kaas oo lagu baaro dhamaan Cudurada oo dhan. Hadaba hamoganina Fadli Farmashiye oo ku Yaala Casimada Puntland ee Garwe ka soo horjeedka Geersha Carbeey Dacar, ama kala xariir Tel 0907749135, 05843929 Mahadsanidiin

25/04/2015
24/04/2015
Fadli Pharmacy and laboratory waxaad ka heli doontaa doowoyin leh iyo shaybaar dhameeystiran oo laguugu baari doono qiim...
24/04/2015

Fadli Pharmacy and laboratory waxaad ka heli doontaa doowoyin leh iyo shaybaar dhameeystiran oo laguugu baari doono qiimo jaban iyo waqti dhaqso bada ayadoo laisticmaly qalbkii ugu danbeeyay aduunyada ee wax lagu baaro, Hadaba ku soo dhawaad Fadli Pharmacy &Laboratory

Address

Wada Ini Magalada Garwoe
Garowe
252

Telephone

907749135

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fadli Pharmacy & Laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram