24/11/2025
Saldhiga Galbeed iyo kooxaha Sports-ka xaafadda waxay yeesheen kulan wada-tashi ah oo ku saabsan nabadgelyo, is-dhexgal iyo horumarinta dhalinyarada. Kulanku wuxuu ku dhammaaday is-faham, wada-shaqayn iyo qorshe mideeya bulshada iyo booliska.