Somali European Hospital

Somali European Hospital Somali European Hospital is a privately owned referral and teaching hospital. The hospital is located in Garowe, Puntland, Somalia.

The hospital was regenerated in 2023 with a commitment to providing the highest standard of health care services.

πŸ‘ΆπŸ’™ Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka (5-ta May)Somali European Hospital (S.E.H) wuxuu u mahadcelinayaa dhamma...
05/05/2026

πŸ‘ΆπŸ’™ Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka (5-ta May)

Somali European Hospital (S.E.H) wuxuu u mahadcelinayaa dhammaan umulisooyinka naftooda u huray daryeelka iyo badbaadinta hooyada iyo dhallaanka. Waxaad tihiin geesiyaasha bulshadeena! πŸ₯✨

Hambalyo dhammaan umulisooyinka!

🩺 Ka hortag cudurrada qarsoon!Caafimaadkaagu waa mudnaanteena koowaad. Somali European Hospital waxay ku siinaysaa adeeg...
04/05/2026

🩺 Ka hortag cudurrada qarsoon!

Caafimaadkaagu waa mudnaanteena koowaad. Somali European Hospital waxay ku siinaysaa adeegga baaritaanka CT Scan oo casri ah, si loo ogaado xaaladaha caafimaad iyo cudurrada aan isha lagu arki karin. Ku kalsoonow qalabkeena tayada leh iyo xirfadlayaasheena caafimaadka si aad u hesho baaritaan sax ah. πŸ₯✨

Ha dhayalsan caafimaadkaaga, isbaar maanta oo hubi xaaladaada!

πŸ“ž Faahfaahin dheeraad ah ama ballan qabsi, nagala soo xiriir:
πŸ“± +252 90 5 778833
πŸ“± +252 90 4 057118
🚨 Gurmadka Degdegga ah (Emergency): 321

🌐 Booqdo: somhospital.com
πŸ“§ Email: info2@somhospital.com

Maanta oo ah 1-da May, waxaan u dabbaaldegaynaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka! πŸŽ‰πŸ©ΊMaamulka iyo dhamaan hawlwadeenada Somal...
01/05/2026

Maanta oo ah 1-da May, waxaan u dabbaaldegaynaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka! πŸŽ‰πŸ©Ί

Maamulka iyo dhamaan hawlwadeenada Somali European Hospital (SEH) waxay u mahadcelinayaan dhammaan shaqaalaha u heellan daryeelka bulshada. Waxaan si gaar ah bogaadin iyo qaddarin ugu diraynaa kooxdeena caafimaadka ee habeen iyo maalin u taagan badbaadinta nafta. Dadaalkiinu waa iftiinka iyo caafimaadka bulshadeena! πŸ’™πŸ₯

πŸ“ž +252 90 5 778833 | +252 90 4 057118
🚨 Gurmadka (Emergency): 321
🌐 somhospital.com

Qaybta Gurmadka Degdegga ah ee Somali European Hospital (S.E.H) waxay diyaar kuu tahay 24/7. Waxaan bixinaynaa daryeel c...
30/04/2026

Qaybta Gurmadka Degdegga ah ee Somali European Hospital (S.E.H) waxay diyaar kuu tahay 24/7. Waxaan bixinaynaa daryeel caafimaad oo degdeg ah, waqti kasta iyo xaalad kasta.

Maxaa noo gaar ah?
πŸš‘ Jawaab celin deg-deg ah
🩺 Dhakhaatiir khibrad leh
πŸ’» Tiknoolaji casri ah
πŸ’― Adeeg hufan oo qiimo jaban

Sababtu xaaladaha halista ahi, deg-degu waa badbaado. Haka labalabeyn inaad na soo wacdo xilliyada adag!

πŸš‘ Wac Gurmadka Deg-degga ah: 321
πŸ“ž Khadadka tooska ah: +252 90 5 778833 | +252 90 4 057118
🌐 Website: somhospital.com

πŸ“’ FURSAD AAN LA SEEGIN β€” KHAMIIS KASTA BILAASH! AH πŸ’³πŸ†“Bulshada sharafta leh, Khamiis kasta Isbitaalka Somali European wux...
29/04/2026

πŸ“’ FURSAD AAN LA SEEGIN β€” KHAMIIS KASTA BILAASH! AH πŸ’³πŸ†“

Bulshada sharafta leh, Khamiis kasta Isbitaalka Somali European wuxuu idiin diyaariyey Kaarka Isdiiwaangelinta Dhakhaatiirta oo BILAASH AH!

⏰ Haddii aad mashquul badan tahay ama aadan helin waqti maalmaha kale ee usbuuca, maalintaada waa Khamiista!
Tani waa fursad qiimo leh oo aad si fudud ugu heli karto adeeg caafimaad, uguna xirmi karto dhakhaatiir takhasus leh.

βœ… Isdiiwaangelin bilaash ah
βœ… Fursad aad ku hesho adeeg fudud oo degdeg ah
βœ… Maalin kuu gaar ah oo aad ka faa’iidaysan karto

Dib ha u dhigin. Ha moogaan Khamiista.
Qorshee maanta, ka faa’iidayso Khamiista, oo qaado tallaabada ugu fiican ee caafimaadkaaga.

πŸ”₯ Khamiista Kasta, Fursad Bilaash ah.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 90 5 778833 | +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 Website: somhospital.com

27/04/2026

Cudurka ay soomaalidu Gaaska u taqaan, ma aha wax jira?

Su'aashaas iyo kuwo kaloo badan oo la xiriira waxaa kaaga jawaabaya Dr. Abushacar oo ah dhakhtar takhasus heer sare ah ka haysta Cudurada ku dhaca Uur-Ku-Jirta

Dhamayso Muuqaalka si uu wacyigaagu u kordho?

Warka Farxadda leh! Dr. Cabdiwaaxid Calbato oo ku takhasusay Xanuunada Kelyaha iyo Kaadi Mareenka (Urologist) ahna madax...
26/04/2026

Warka Farxadda leh! Dr. Cabdiwaaxid Calbato oo ku takhasusay Xanuunada Kelyaha iyo Kaadi Mareenka (Urologist) ahna madaxa isbitaalka, ayaa dib uga hawl galaya Isbitaalka Somali European Hospital (S.E.H).

Adeegyada caafimaad ee uu bixinayo waxaa kamid ah:
βœ… Qaliimada Kelyaha iyo Kaadi-haysta
βœ… Saarista Dhagxaanta Kelyaha
βœ… Dawaynta Dhalmo la'aanta ragga
βœ… Daweynta Caabuqa kaadi mareenka & Kadida badan

Fursaddan ha moogaan. Hadda qabso ballantaada si aysan kaaga buuxsamin.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 90 5 778833 | +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 Website: somhospital.com

πŸ›‘ Xuska Todobaadka Tallaalka Adduunka | 24 - 30 April 2026Tallaalku waa habka ugu habboon ee lagu dhiso difaaca jirka, l...
23/04/2026

πŸ›‘ Xuska Todobaadka Tallaalka Adduunka | 24 - 30 April 2026

Tallaalku waa habka ugu habboon ee lagu dhiso difaaca jirka, loogana hortago xanuunada faafa. Somali European Hospital (S.E.H) waxay bulshada xusuusinaysaa muhiimadda ay leedahay qaadashada tallaalka si loo sugo bedqabka caafimaadka ee qoyska iyo bulshadaba.

Hubi in difaaca caafimaadkaagu dhamaystiran yahay.

πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

🚨 Ha Dhayalsan Calaamadahan Wadnaha.Haddii aad isku aragto dhibaatooyin la xiriira wadnaha ama dhiig-karka, waxaad u baa...
22/04/2026

🚨 Ha Dhayalsan Calaamadahan Wadnaha.

Haddii aad isku aragto dhibaatooyin la xiriira wadnaha ama dhiig-karka, waxaad u baahan tahay qiimeyn caafimaad oo la isku halayn karo kuna saleysan xog dhab ah. Somali European Hospital (S.E.H) waa jooga Dr. Sharif Alkadamani, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay Cudurada Wadnaha.

Wuxuu si gaar ah u daweeyaa:
β–ͺ️ Xaaladaha shaqada wadnaha oo daciifta.
β–ͺ️ Dhiig-karka (Hypertension).
β–ͺ️ Garaaca wadnaha oo isbedbedela ama xad-dhaaf ah.
β–ͺ️ Cudurrada halbowlayaasha dhiigga.
β–ͺ️ Xaaladaha degdegga ah ee wadnaha.

Xalli dhibaatada inta aysan isku beddelin xaalad halis ah. Ballanso maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo heer sare ah.

πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

22/04/2026

Qiimo-Dhimis aad u ballaaran oo ay Somali European Hospital ku samaysay qaybaha kala ah
β–ͺ️ Kaararka Isdiiwaangalinta Dhakhaatiirta: 30% Dhimis
β–ͺ️ Bukaan-jiifka: 30% Dhimis
β–ͺ️ Endoscopy & Colonoscopy: 10% Dhimis
β–ͺ️ CT Scan: 10% Dhimis
🎀 Khamiiskasta Kararku waa bilaash πŸ†“
Ka faa'ideyso fursaddan qaaliga ah
πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

🚨 Somali European Hospital oo ay joogaan dhakhaatiirta takhasuska ah ee ugu badan waxay qiima-dhimis aad u ballaaran ku ...
22/04/2026

🚨 Somali European Hospital oo ay joogaan dhakhaatiirta takhasuska ah ee ugu badan waxay qiima-dhimis aad u ballaaran ku sameysay qaybaha kala ah:
* Kaarka isdiwaan galinta = 30%
* Qolalka bukaan jiifka = 30%
* Endoscopy & Colonoscopy = 10%
* CT Scan = 10%
πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

Waa maxay 2-da calaamadood ee lagu garanayo inuu wadnahaagu rabo baritaan deg-deg ah. hoos ka daalacoHadda booqo S.E.H s...
15/04/2026

Waa maxay 2-da calaamadood ee lagu garanayo inuu wadnahaagu rabo baritaan deg-deg ah. hoos ka daalaco

Hadda booqo S.E.H si aad u hesho daryeel la isku halayn karo.

πŸ“ž Xiriir: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com

Address

Opposite Martisoor Hotel
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali European Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category