07/05/2026
7 Maalin oo keliya ayaa ka dhiman Olalaha daweynta wadnaha.
Olalaha waxa uu bilaabmanayaa 15-05-2026.
Bukaanada u baahan qalliimada wadnaha waxaa loo diyaarin doonaa qalliimo lacag laโaan ah oo bilaash ah gudaha dalka iyo dibaddiisaba.
Isdiwaangalintu wey furan tahay nagla soo xiriir :
0906797169 ama 09905973714