𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • 𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻

𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻 𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮

📍 𝙔𝙖𝙨𝙝𝙛𝙞𝙞𝙣 𝙒𝙤𝙢𝙚𝙣 & 𝘾𝙝𝙞𝙡𝙙𝙧𝙚𝙣’𝙨 𝙃𝙤𝙨𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡
𝙂𝙖𝙧𝙤𝙬𝙚 – 𝙋𝙪𝙣𝙩𝙡𝙖𝙣𝙙 – 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙖

06/05/2026

Ma ku aragtay ilmahaaga in carabku hoos ku dheganyahay? Amase nugist naasku ku adagtahay?
Haddii aad ku aragto calaamadahan, fadlan la xiriir dhakhtarka carruurta ee kugu dhow.

27/04/2026

Tallaalku waa difaac muhiim ah oo ka hortaga cudurro halis ah sida jadeecada iyo dabaysha
Hubi in ilmahaagu qaato tallaallada waqtigooda.

Carruurta jira 2 illa 5 sano haka badin daawashada shaashadaha waxkayar 1saac maalintii.
22/04/2026

Carruurta jira 2 illa 5 sano haka badin daawashada shaashadaha waxkayar 1saac maalintii.

Waalidku waa qofka ugu horreeya ee fahma xaaladda ilmaha, dhakhtarkuna waa hagaha caafimaadkiisa. Marka labadoodu si wad...
20/04/2026

Waalidku waa qofka ugu horreeya ee fahma xaaladda ilmaha, dhakhtarkuna waa hagaha caafimaadkiisa. Marka labadoodu si wadajir ah u shaqeeyaan, waxaa suuragal noqota in ilmaha la siiyo daryeel sax ah oo waxtar leh.

Qandhada carruurtu ma ahan wax sahlan. Ilmahaaga haku eegan xanuunka. Lakulan dhkahtarka carruurta & dhallaanka 𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶...
19/04/2026

Qandhada carruurtu ma ahan wax sahlan. Ilmahaaga haku eegan xanuunka.
Lakulan dhkahtarka carruurta & dhallaanka 𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻 oo ka halwgala Yashfiin Women & Children's Hospital .

Maku aragtay ilmahaaga calaamadahaan.Fadlan hayareysan dhibaatada ilmahaaga, lakulan dhakhtarka carruurta & dhallaanka 𝗗...
14/04/2026

Maku aragtay ilmahaaga calaamadahaan.
Fadlan hayareysan dhibaatada ilmahaaga, lakulan dhakhtarka carruurta & dhallaanka 𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔. 𝗛𝗮𝗷𝗶 .

Daweyn sax ah iyo daryeel naxariis iyo saaxiibtinimo leh noogu soo hagaag.Ilmahaaga caafimaadkiisa waa mudnaantenna 1aad...
12/04/2026

Daweyn sax ah iyo daryeel naxariis iyo saaxiibtinimo leh noogu soo hagaag.
Ilmahaaga caafimaadkiisa waa mudnaantenna 1aad
𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔. 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗮𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻

12/04/2026

Yashfiin Women & Children's Hospital Waxaa kuugu diyaar ah
𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔. 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 oo ku takhasusay daweynta xanuunnada carruurta & dhallaanka.

19/03/2026

Ciid Mubaarak
Allaha naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan, تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وجعل أيامكم فرحًا وسعادة، وكل عام وأنتم بخير

Dhakhtarka Caruurta iyo Dhallaanka مواعيد العمل خلال شهر رمضان المبارك📅 Maalmaha Shaqada bisha Ramadan : Sabti ilaa Kham...
23/02/2026

Dhakhtarka Caruurta iyo Dhallaanka

مواعيد العمل خلال شهر رمضان المبارك

📅 Maalmaha Shaqada bisha Ramadan : Sabti ilaa Khamiis
🕗 Subax: 8:00am – 1:00pm
🌙 Fiidkii: 7:30pm – 10:00pm

👶 Daryeel dhamaystiran oo loogu talagalay Caruurta iyo dhallaanka
📍 Yeshfiin Hospital – Garowe

Dr. Yasin Ahmed Haji Abshir
Pediatrician

09/05/2024
12/10/2023

Address

???????????????????????????????? ???????????????????? & ????????????????????????????????’???? ????????????????????????????????
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00

Telephone

+252907933903

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to 𝗗𝗿. 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝗷𝗶 𝗔𝗯𝘀𝗵𝗶𝗿 - 𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻:

Share

Category