Towxiid Medical & Diagnostic Center

Towxiid Medical & Diagnostic Center “Health is life, and your well-being is our responsibility.”

11/09/2025

Towiid Medical Centre Department of Gender Medicine.

Xaruntal Towxiid Medical Centre waxay kuu soo kordhisay Qaybta Cudurada Guud iyo Caruurta oo aad kaheli karto Latalin Caafimaad iyo Daawayn joogto ah Sidoo Kale waxaa kuugu Diyaar ah adeegyada kala ah:

- Sheybaar Dhamaystiran
- Layser ka Gudniinka wiilasha
- Qalabka Digital ka ah ee ENT
- Computer Lagu ogaado Vitamins ka iyo Hormonada Jirka
- Kabista Lafa ee Casting Bandage
- Toliinka Dhaawacyada Wound Care
- Qaybta Pharmacy iyo Daawo Tayo leh

FG: Booqadhada Takhtarka iyo Cabirka dhiiga waa Free sidoo kale Maalmaha qaar Waxaad kaheli karraa adeegyo baaritaan oo Free ah lasocod Wanaagsan.





Towxiid Medical Centre Department of Dental Care.Adeegyada Ay xaruntu xuu qabaneyso waa Ilko sifaynta, Galinta, Bixinta,...
11/09/2025

Towxiid Medical Centre Department of Dental Care.

Adeegyada Ay xaruntu xuu qabaneyso waa Ilko sifaynta, Galinta, Bixinta, Xirida ilkaha, daawaynta Ciridka iyo Afka.
Sidoo kale Xaruntu waxay kuu adeegeysaa Xilli kasta iyo Saacadkasta.
Waxayna kuu sameneysaa Qiima dhimis aad ku faraxdo

Himiladeeno waa. “Ilko caafimaad leh, kalsooni cusub.”





10/09/2025

Towxiid Medical Centre Department of Eye Care Garowe Puntland Somalia

Towxiid Medical Centre Silver Package
10/09/2025

Towxiid Medical Centre Silver Package

Towxiid Medical & Diagnostic Center: “Tayo, Kalsooni iyo Daryeel Joogto ah”
01/09/2025

Towxiid Medical & Diagnostic Center:
“Tayo, Kalsooni iyo Daryeel Joogto ah”

Towxiid Medical & Diagnostic Center
31/08/2025

Towxiid Medical & Diagnostic Center

Towxiid Medical and Diagnostic Center, GarooweWaxaay ogeysiinaynaa bulshada weyn ee ku dhaqan Garoowe iyo nawaaxigeeda i...
30/08/2025

Towxiid Medical and Diagnostic Center, Garoowe
Waxaay ogeysiinaynaa bulshada weyn ee ku dhaqan Garoowe iyo nawaaxigeeda in
xarunteennu ay bixiso adeegyo caafimaad casri ah oo kala duwan.
Adeegyadeenu waxaa ka mid ah:

✔ Xaruntu waxay daaweysaa xanuunada dadka waaweyn iyo carruurta
✔ Gudniinka Wiilasha oo casriga ah (Laser & Toliin)
✔ Daryeelka dhaawacyada (Wound Care & Management)
✔ Kabniinka lafaha (Orthopedic Casting)
✔ Ultrasound & baaritaanka caafimaadka
✔ Daryeelka xaaladaha degdegga ah (Emergency Care)
✔ Qalab casri ah oo lagu baaro dhegaha, sanka iyo cunaha (ENT Diagnostic Tools)

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Towxiid Medical & Diagnostic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Towxiid Medical & Diagnostic Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram