Naadir Online Market

Naadir Online Market waxaan Dhanka koonfureed ka xignaa khayriyada ama Cadaani Cafateria ee magaalada hargaysa

Gaadhi= ESCUDOModel=2008Qiimaha=4000Goobta= Hargaysa Tell=4080362 ore 9242628
16/03/2025

Gaadhi= ESCUDO
Model=2008
Qiimaha=4000
Goobta= Hargaysa
Tell=4080362 ore 9242628

23/03/2024

Dr cabdicasiis khadar Aadan
Waa dictoorkii isagoo qaliin kujira oo qalayo hooyo umulaysa laydhku ka tagay Baligubadle isla markaana isagoo isticmalaya toosh kala badbaadiyey mamadii ilmaheediba.

Haduu ka dhalanlahaa umadaha qiimiya dadkooda waxay noqon lahayd mucjusadii aduunka iyo halyeey qaran balse wuxu ka dhashay bulsho waalan oo bilaa qiimayn ah oo ay u muuqato uun laydhka farsamo xumo iyo dib u dhac gobol laga hagraday dhankasta ay sababtay inuu laydh la,aani jirto.

Hospital dawladeed oo gobol ku yaala oo laydh private ahi ku xidhan yahay oo ay ahayd in wasarada iyo dawladu gacanta ku hayso laydhka iyo dayactirka matoorada laydhkaba oo meesha ku jirto
Hada Aniga waxa ii muuqda halyeey u qalma in aan la qarin xirfadiisa naf hurnimo iyo dadaalka geesimo ee uu sameeyey Dr Abdicasiis khadar Aadan.

Umadaada qiimo si aad qiimo u yeelatid anigu ninkan yar ee Drka ah waxan siiyey bilad geesiga bahda caafimaadka ee somaliland.

W/Q:- Mohamed Ex-Ilkacase

28/11/2023

Address

Hargaysa Waddada Wadnaha
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadir Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Naadir Online Market:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram