Shaafi Hospital مستشفى شافي

Shaafi Hospital مستشفى شافي shaafi Hospital waxaad ka helaysaan Adeeg caafimaad Oo dhamaystiran Waqti waliba 24/7.

Tacsi.   كل نفسٍ ذائقة الموت   إنا لله وإنا إليه راجعونMaamulka, shaqaala waynaha , Shaafi Hospital  waxa ay tacsi tiira...
17/11/2025

Tacsi. كل نفسٍ ذائقة الموت
إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka, shaqaala waynaha , Shaafi Hospital waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ay geerida naxdinta leh ku timid oo ay ugu horayso Samiira Abdishakur Abdi oo Aabaheed xaqii Rabbi u yimid .

Alle waxaan u waydiinaynaa Naxariistiisa Marxuumka dhintay Qoyskana Samir iyo Iimaan Rabbi haka siiyo.

Fariinta bulshada : Ubadka Hala Talaalo , Talaalka waxa laga helayaa Cusbitaalada dawlada Iyo kuwa private ka ah ba iyo ...
25/09/2025

Fariinta bulshada : Ubadka Hala Talaalo , Talaalka waxa laga helayaa Cusbitaalada dawlada Iyo kuwa private ka ah ba iyo Xanaanooyinka. الوقاية خير من العلاج

Mahadnaq .

Maamulka Shaafi Hospital Waxay U Mahadnaqayaan
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL
Oo Ay ugu H**eeyaan Wasiirka , Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud .

Sidoo kale Waaxayaha kala ah Epi And child Health ( Aga Moh’ed iyo Dr.Abdishakur , iyo waaxda Adeega Hospitalada (Aga .Juwayriya ) oo shaqo wayn Iyaguna u Haya bulashada iyo wasaradaba , hawlo badana U qabtay Hospitalada.

wasaaradu waxay bixisay Ogolaanshiiyaha iyo Bixinta Adeega Talaalka Caruurta Cusbitaalada Gaarka Loo Leeyahay
Haday Tahay qalab , Noocayada Talaalka Iyo , Tababarka shaqaalaha loogu Talo galay bixinta Talaalka si kor loogu qaado Ka hortaga Xanuunada ku dhaca caruurta talaalkana loo gaadhsiiyo Tiro ka badan intii h**e.

Shaafi Hospital Wuxuu H**e U Bixin jiray Qaybo ka mida Talaalka , Imikana talaalka oo dhamaystiran Ayaa Laga Helayaa .

Shaafi Hospital Waa Adeeg bixiye 24/7 ( shaqeeyana Habeen iyo Maalin usbuuca oo dhan.)

Location : Degamada Maxamoud Haybe wadada Airport ka Ka soo Horjeedka Masjid Huda.

Contact : line 564566. Tell . 0634792581

Dr. Abdiaziz Hakiye

Happy international midwives day 💖The care and dedication of these people who make you feel so at ease even in your scar...
05/05/2025

Happy international midwives day 💖

The care and dedication of these people who make you feel so at ease even in your scariest moments.
Thank you will never be enough!

Hambalyo Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1446, Alle Haynooga Dhigo Mid Barwaaqo                                    ...
07/07/2024

Hambalyo Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1446, Alle Haynooga Dhigo Mid Barwaaqo
Leh,Aamin

Hadaanu Nahay Bahda Shaafi Hospital مستشفى شافي  Waxaanu Idinla Qaybsanaynaa Dabaaldaga Farxadda Ciidul Adxa Samo Ku Cii...
15/06/2024

Hadaanu Nahay Bahda Shaafi Hospital مستشفى شافي Waxaanu Idinla Qaybsanaynaa Dabaaldaga Farxadda Ciidul Adxa Samo Ku Ciidda❤️








Hambalyo Hambalyo Hambalyo Happy 18 May 💚🤍❤Maamulka Sare ee Cisbitaalka Shaafi Hospital مستشفى شافي  Waxay Farxadda Iyo ...
18/05/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Happy 18 May 💚🤍❤

Maamulka Sare ee Cisbitaalka Shaafi Hospital مستشفى شافي Waxay Farxadda Iyo Dabaaldaga La Wadaagayaa Shucuubta Somaliland Ee Ku Kala Sugan Magaalo,Degmo,Tuulo Iyo Dalka Dibadiisa.

Xuska 33 Guurada Ka Soo Wareegtay Aas-Aaska Jamhuuriyadda Somaliland 1991 18 May Waana Maalin Ku Weyn Quluubta Somaliland.

Maamulka Cisbitaalka Shaafi Waxaa uu Yidhi"Waxaan Somaliland Alle Uga Baryayaa Inuu Nabada U Siyaadiyo Sanadkan Sanadkiisana Bash Bash Iyo Barwaaqo Uu Ku Gaadhsiiyo Annaga Ka Maamul Ahaan Waxaanu Leeyahay Muwaadiniinta Somaliland Hambalyo Sanad Guuro Wacan Oo Wanaagsan”

Happy 18 May. 2024
Somaliland Ha Waarto


Hadaanu Nahay Bahda Shaafi Hospital مستشفى شافي Waxaanu Idinla Qaybsanaynaa Dabaaldaga Farxadda Ciidul Fidriga Samo Ku C...
09/04/2024

Hadaanu Nahay Bahda Shaafi Hospital مستشفى شافي Waxaanu Idinla Qaybsanaynaa Dabaaldaga Farxadda Ciidul Fidriga Samo Ku Ciida❤️








25/03/2024

Adeeg Caafimaad io dhamaystiran.

16/03/2024

Shaafi Hospital
Adeeg Caafimaad Oo Dhamaystiran Waqtikasta 7 Maalmoodba.
Hargeisa Somaliland.
Degmada Mohamoud Haibe
Calaamada Agagaarka Masjid Huda .

0634792580 - 0634792581 Line 564566.

Ramadan Mubarak .Alle Umada islaamka ah inta Bugta Caafimad Taama ah Ha Siiyo .Caafimadku waa Taaj ay xidhanyihiin Inta ...
13/03/2024

Ramadan Mubarak .

Alle Umada islaamka ah inta Bugta Caafimad Taama ah Ha Siiyo .

Caafimadku waa Taaj ay xidhanyihiin Inta caafimadka qabta Ilaahay Hayna dareensiiyo .

Address

Hargeisa Airport Road
Hargeisa
252

Telephone

+252634792581

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Hospital مستشفى شافي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category