Muna

Muna Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muna, Medical and health, Hargeisa.

Mahadnaq:-‎🤲🤲الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحاتMahad Celin Waxa Ay U Sugnaatay Allah SWT✍️ ugu h**eyn oo Igu guuleyay In...
08/10/2024

Mahadnaq:-

‎🤲🤲الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات

Mahad Celin Waxa Ay U Sugnaatay Allah SWT✍️ ugu h**eyn oo Igu guuleyay In Aan Gaaro Mid Ka Mid ah Riyooyinkeygii Aan Lahaaa Sido Kale Si Nabad iyo Caafimad ku jiro Aan ku dhamaystay heerka 1 waad ee Waxbarashada Jaamacada. Bachelor Degree}}
marka xiktana waxan umahadcelinaa waalidiinteyda
eedo Farxiya Mohamed Naleye & Eedo Faysa Maxamed
Waxa Kale Aanan Aabaalkooda Gudi Karin Macalimiintii Mudadaasi Igu Soo Tabcay Oo Aaan Leeyahay Alle Miisaanka Xasanaadka Ha Idiinku Daro.

Sidoo kale waxan marnaba ilaawi karin ardaydii aanu isku fasalka ahayn oo Aanu runtii soo wada Dhaafnay Waqtiyo adag Saaxiibayaal noloshu idinma xumayso.

Gabagabadii Waxaan U Mahadnaqayaa Asaxaabtii Sida Muga Iyo Miisaanka Leh iila Qeybsadey farxadii maalintydda Qalin bedelashadeydda Iyo Dhamman Intii Iiga Soo Hambalyeysay Iiguna Duceysay In Alle Igu Anfaco Cilmigaas Aan Bartey .

Mahadsanidiin Dhammaantiin.👨‍🎓🙏🥰

Naleye
-24

:Togdheer University
#2/10/2024

First Degree Thesis defense🎓Mahadcelin Maanta Oo ay thy taariikhdu 02/09/2024 waxaan marnay marxalada ugu dambysa jamaca...
03/09/2024

First Degree Thesis defense🎓

Mahadcelin

Maanta Oo ay thy taariikhdu 02/09/2024 waxaan marnay marxalada ugu dambysa jamacada taas oo ah Buug difaacasho(thesis defense).

Marka h**e waxa mahad iska leh Allah (SWT) ii fududeeyay inaaan dhamaystiro qaybo kamida hayaankaygii waxbarashada, mar labaad waxa mahad iska I leh Eedaday iyo dhaman xubnaha qoyskayga oo mar walba ila garab taagna hiil iyo hooba, iguna caawiyay gaadhista mid ka mid ka hadaf yadaydii nolosha.
Sidoo kale waxa mahad iska leh macalimiintii,maamulkii,ardaydiii,saaxiibadii iyo cid wal oo wax itarty halkana aanan kusooo wada xusi Karin.

WAAD MAHASANTIHIIN DHAMANTIIN BA♥️🙏. Togdheer University

Dr Muuna Naleeye  Ramadan Karim! 🌙🕌  May this blessed month bring you and your loved ones abundant blessings, peace, and...
11/03/2024

Dr Muuna Naleeye
Ramadan Karim! 🌙🕌 May this blessed month bring you and your loved ones abundant blessings, peace, and joy.Ilaahay acmaasha bisha barakaysan ee Ramadan haynaga aqbalo, bishan bisheedana inagu gaadhsiiyo nabadqab.Ramadan Karim akhwaani.🌙

Address

Hargeisa

Telephone

+252634284438

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muna posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Muna:

Share