Dhamaystiran Cosmmatics

Dhamaystiran Cosmmatics Alaab tayo iyo qimo fiican oo amerika laga keenay nogu so hagag, joolmad iyo tafaariq.

Aveeno body lotion improves skin in 24 hours
For dry, irritated skin
Aveeno Active Naturals uses soothing oatmeal
Dermatologist recommended
Fragrance-free, non-greasy and non-comedogenic

Asc hablo waxaan Idiin keenay saliidii coconut oil oo aad iyo aad tayadeedu u sareysoadoo u isticmaali kara cooking iyo ...
21/10/2023

Asc hablo waxaan Idiin keenay saliidii coconut oil oo aad iyo aad tayadeedu u sareysoadoo u isticmaali kara cooking iyo dhaashiba waana tii waa waynayd jumlad iyo tafaariiqba waad naga helaysaa soo dhawaada wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh 0634189922

Super Collagen  + vitamin C and Biotin. Waa 35$ so dono ama online ka dalbo intuna ka dhaman
17/08/2023

Super Collagen + vitamin C and Biotin. Waa 35$ so dono ama online ka dalbo intuna ka dhaman

Cetaphil Moisturizing lotion Dry to normal skin 25$ oo kaliya aya laga sinaya. Products of America 🇺🇸.
17/08/2023

Cetaphil Moisturizing lotion Dry to normal skin 25$ oo kaliya aya laga sinaya. Products of America 🇺🇸.

Asc macaamiishayada sharaftale waxaan idiin keenay allaabo tayo le origal ah creamo cadaro saliido serums vitamino qiimo...
10/12/2022

Asc macaamiishayada sharaftale waxaan idiin keenay allaabo tayo le origal ah creamo cadaro saliido serums vitamino qiimo macquula jumlad iyo tafaariiqba nagala soo xidhiidha 0634189922

Asc waxaan idiin haynaa neocell super callagen + vitamin C$ Biotin oo  jaban runtii faaiidadiisa aad iyo aad u fiican ta...
14/11/2022

Asc waxaan idiin haynaa neocell super callagen + vitamin C$ Biotin oo jaban runtii faaiidadiisa aad iyo aad u fiican tahay inta isticmaashay ay garanayso hadii aad kacabanayso timaha jidhka iyo cidiyaha murqaha iyo lafaha runtii callgenta faaiidadeeda masoo koobi karno markaas soo dhawaada
Qiimaha waa discount
Waxa ku jira 360 kiniina
Whatsup number 0634189922

Asc macaamiisha sharafta leh waxaan ogaysiinaynaa I aan alaabo original oo tayo fiican laga keenay maraykanka aan idiin ...
13/11/2022

Asc macaamiisha sharafta leh waxaan ogaysiinaynaa I aan alaabo original oo tayo fiican laga keenay maraykanka aan idiin hayno qaarkoodna yihiin discount markaa soo dhawaada nagala soo xidhiidh 0634189922

Kusoo dhawaada allaab tayole oo Maraykanka laga keenay original ah naga soo wac 0634189922
14/05/2022

Kusoo dhawaada allaab tayole oo Maraykanka laga keenay original ah naga soo wac 0634189922

Ma doonaysaa in aad ilaaliso iftiinka ama nuurka wajigaaga? 🌞 Hadii aad leedahay maqaarka qalalan oo caadi ah, 💙CeraVe H...
07/05/2022

Ma doonaysaa in aad ilaaliso iftiinka ama nuurka wajigaaga? 🌞 Hadii aad leedahay maqaarka qalalan oo caadi ah, 💙CeraVe Hydrating Cleanser oo leh Hyaluronic Acid, waa waxa aad u baahan tahay.

Wanting to keep the summer glow? 🌞 If you’ve got normal to dry skin, 💙CeraVe Hydrating Cleanser with Hyaluronic Acid, is exactly what you need.

FOR MORE INFO 0634189922

06/05/2022
Shampoo iyo conditioner aad iyo aad u fiican oon lahayn chemical timaha wax yeelo gaadhsiiya iyo saliid coconut oil orig...
06/05/2022

Shampoo iyo conditioner aad iyo aad u fiican oon lahayn chemical timaha wax yeelo gaadhsiiya iyo saliid coconut oil original ah iyo creamadii timaha alaab wada original ah oo oo lagaaga keenay USA 🇺🇸 ntaba waad naga helaysaa soo dhawaada 0634189922

Sancadii u danbaysee cetephil soo samay new improved formula oo boqolkiiba boqol Ka fiican noocii h**e ayaan hada idiink...
05/05/2022

Sancadii u danbaysee cetephil soo samay new improved formula oo boqolkiiba boqol Ka fiican noocii h**e ayaan hada idiinkeenay wanoocii lasoosaaray 2022 ga waana original soo dhawaada 0634189922

Waxan idiin haynaa callagen kii oo 360 xabo kiniini ku jirto h**e usoo gaadha waana qiimo macquula marka loo eego sida a...
05/05/2022

Waxan idiin haynaa callagen kii oo 360 xabo kiniini ku jirto h**e usoo gaadha waana qiimo macquula marka loo eego sida ay ku taal wadankeena dhamaan goboladana waa laydinku keenayaa soo dhawaada inta h**e u isticmaashay way garanayaan intaan isticmaalina soo dhawaada ayaan leenahay 0634189922

Waxan idiin haynaa callagen kii oo 360 xabo kiniini ku jirto h**e usoo gaadha waana qiimo macquula marka loo eego sida a...
05/05/2022

Waxan idiin haynaa callagen kii oo 360 xabo kiniini ku jirto h**e usoo gaadha waana qiimo macquula marka loo eego sida ay ku taal wadankeena dhamaan goboladana waa laydinku keenayaa soo dhawaada inta h**e u isticmaashay way garanayaan intaan isticmaalina soo dhawaada ayaan leenahay 0634189922

Waxaanu idiin keenay ecco gell original ah qofkii u baahan nagala soo xidhiidh numberkan 0634189922
01/05/2022

Waxaanu idiin keenay ecco gell original ah qofkii u baahan nagala soo xidhiidh numberkan 0634189922

Asc macaamiishayada qaaligaa waxaan idin ogaysiinaynaa inay inoo timid allaabtii cusbayd eed wada sugayseen jumlad iyo t...
30/03/2022

Asc macaamiishayada qaaligaa waxaan idin ogaysiinaynaa inay inoo timid allaabtii cusbayd eed wada sugayseen jumlad iyo tafaariiqba iyo qiimo ku raali galinaya soo dhawaada 0634189922 dhamaan wixii magaalada kabaxsana delivery baan u samaynaynaa soo dhawaada

Address

Hargeisa

Telephone

+252634189922

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamaystiran Cosmmatics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dhamaystiran Cosmmatics:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram