Dr:Noradin Ahmed

Dr:Noradin Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr:Noradin Ahmed, Doctor, Star box, Hargeisa.

Nin mindi ku hubaysan ayaa weerar ku qaaday Imaamka Masjid lagu magacaabo Cumar Binu Khaddaab oo ku yaalla magaalada Pat...
11/04/2023

Nin mindi ku hubaysan ayaa weerar ku qaaday Imaamka Masjid lagu magacaabo Cumar Binu Khaddaab oo ku yaalla magaalada Paterson ee carriga Maraykanka.

Ninkan weerarka ah ayaa Masjidka gudaha u soo galay xillii ay dadku tukanayeen Salaaddii subax isla markaana ay sujuudsanaayeen.

Muuqaal ay duubeen Kamaradaha Masjidka ayaa muujinayey ninka dhaawaca geystay oo soo dhaafay dadkii kale isla markaana mindi gelinaya Imaamka.
Isaga oo markiiba isku deyey in uu goobta ka cararo.

Jameecada Masjidka ku tukanaysay ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan ninkii falka geystay, iyaga oo ku wareejiyey laamaha ammaanka.

Imaamka waxyeellada la gaadhsiiyey oo lagu magacaabo Sayid Naqiib ayaa hadda lagu dawaynaya Cisbitaal ku yaalla magaalada uu weerarku ka dhacay.

Address

Star Box
Hargeisa

Telephone

+252659237105

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr:Noradin Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr:Noradin Ahmed:

Share

Category