
21/09/2023
QIIMO DHIMIS 30% ah:
Waxa aanu qiimo dhimis ku samaynay noocyada kala duwan ee ookiyaalaha. Dhammaan macaamiisha Alpha Eye care and Optical, ka faaiidaysta qiima dhimistan balladhan oo muddo kooban ah.
30% Blue cut glassess
30%photogrey glassess
30% murayadaha aragga fog
30%murayadaha aragga dhow.
30% murayadaha isugu jira aragga fog iyo ka dhowba.
Nagu soo booqo xarunteena Isgoyska Togdheer kaso horjeedka ADAN ninetiine
Tell:
063-4026707
063-4024324
065-9312202