Al-Baxrayn Dental Clinic

Al-Baxrayn Dental Clinic xarunta kor u qaadida cafimadka afka iyo ilkaha
https://www.facebook.com/DrMawlid?mibextid=ZbWKwL

Kuso dhawoow al baxrayn dental
07/11/2023

Kuso dhawoow al baxrayn dental

AL Baxrayn Dental
07/11/2023

AL Baxrayn Dental

06/06/2023

《 SOODHAHA IYO ILKAHA》

Sharaabka soodhaha leh aad ayuu u wax yeeleeyaa qaybta lakabka ugu sareya uguna adag sadexda lakab ee ilkahu ka samaysanyihiin.
Waxyaalaha suuska ilka keena ayay kow ka yihiin cabitaanadani maadaama ilkaha ay daciifiyaan sidookalena dhiiri geliyaan bacteeriyinka suuska dhaliyaa inay si habsami leh ugu koraan lakabyadi soodhuhu dhaawacay.

Hadaba hadii aad sharaabka soodhaha leh aad u cabto raac talaabooyinkan.

■ Markad cabto dharaabka soodhaha leh deg deg uga luqluqo wakhtiga cabitaanka soodhahana soo koob.
■ Deg deg ha u cadayan ilkaha kadib markad cabtid sharaabka soodhaha leh, waayo waxad sii dhaawacaysa lakabkii sare ee asiidha soodhahu jilcisay, waxaad cadayan kartaa saacad kadib markad cabtid sharaab soodhe leh.
■ Ha cabin sharabka soodhaha leh saacadaha hurdada ka hor.
■ Yaree cabida badan ee soodhaha ee soo noqnoqota, kuna beeg xiliyada caadiga ah ee cuntada.
■ Isticmaal tuubada cabitaanka, si aad u yarayso taabashada badan ee asiidha soodhuhu ilkaha la falgalayso.
■ Samee jadwalka booqashada dhakhtarkaga ilkaha si aad iskaga jeegarayso inay jiraan caalamadaha yar yar ee bilowga suuska.

♡ Allaa mahad leh.

17/05/2023

Happy 18 May.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Baxrayn Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al-Baxrayn Dental Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category