Somalilnd public health

Somalilnd public health health awareness and disease prevention

The vaccination is the most preventable method that we sure.
24/04/2024

The vaccination is the most preventable method that we sure.

24/04/2024
Vitamin D  Vitamin D oo inagu yar waxa uu keenaa1:Lafo xanuun 2:Timaha oo daatta3:Cudurada nafsiga ah ah oo batta ( depr...
18/08/2023

Vitamin D
Vitamin D oo inagu yar waxa uu keenaa
1:Lafo xanuun
2:Timaha oo daatta
3:Cudurada nafsiga ah ah oo batta ( depretion)
4:Culayska oo si fool xun kuugu kordha
5:Jidh xanuun saayida

VitaminD sidee loo helikaraa kara?

Wey fududahay
1:Fallaraha cadceeda subixii 30 daqiiqo laisu dhigo, dubkaaga sare( gacmahaaga lugahaaga) oo aanay waxba ku gudbanayn
2: canaha
3:waxyaabaha caanaha kasamaysan
4: caanaha fadhiga ah

24/04/2023

Beginning of the spring or the monsoon season we need to protect our self from the disease that can affect our lives like
1 cholera
2:chenkunkunya
3:dengue fever
4:malaria
5: diarrhea
6:flu or influence

28/03/2023

Avoid these foods during iftar

Sanbusa
Piza
Shuwarma
Hamburger
Sandwich and so on

It's not good for your health

28/03/2023

Ku affur cuntooyinkan

Timirta
Biyaha cad
Boorashka
Fruitka
Caanaha
Waxay ufiicanyihiin caafimaadka nafta sooman

28/03/2023

Ka fagow cuntooyinka shiilan xilliga soonka waxay keenaan caafimaad darrow xilliga soonka
Ha cunin
1: ha quraac/burka
2:sanbuuska
3:biisada
4:shuwaarmada
5:sandwiches
6:keega
7:kackaca Iwm...

World water day  The live begins with a waterThe environment begins with a water With out water the world is nothing
22/03/2023

World water day

The live begins with a water
The environment begins with a water

With out water the world is nothing

Waa inaad iska ilaalisaa xilliga affurka iyo suxuurta cuntooyinkan Haku bilaabin xilliga afurka cunto kasta oo laga same...
22/03/2023

Waa inaad iska ilaalisaa xilliga affurka iyo suxuurta cuntooyinkan
Haku bilaabin xilliga afurka cunto kasta oo laga sameeyay sonkorta iyo dhamaan cuntooyinka cad [White Foods] maxaa yeelay uma fiicna maskaxda iyo jidhka
1.Bariiska
2.Pasta da
3. Shaaha
4.Burka ama [ quraaca ]
5.Saliida
6.Mlixda ama Cusbada
7. biyo aad u qabow
8.bunka
Maxaayeelay. Cuntooyinka macaanka ka samaysan carbohydrate fara badan ayaa ku jira, waxaa ku yar nafaqada kale fiber fara bandanna malahan, waxaa kale oo ku haleeli kara markiiba inuu kugu dhufto xanuunka macaanka looyaqaanno iyo burnida xad dhaafka ah.
Xilliga afurka iyo suxuurta waa inaad ka fogaattaa cuntooyinka ka samysan saliidda iyo milxda, waxa ay kugu samayn karaan inay kor u qaadaan cadaadiska dhiiga iyo dhiig karka.
Haddii aad ku affurtid biyo aad u qabow waxaa ka aad ka daremaysaa xaga caloosha xanuun daran ,murqaha calooshona waa ay isku imanayaan.

HABAB  GUUD OO LAGAGA HORTAGO XANUUNKA DUUMADA– Farsamo caqabadeedyo (Machanical barriers).– Maro- kaneeco ku dawaysan s...
20/03/2023

HABAB GUUD OO LAGAGA HORTAGO XANUUNKA DUUMADA

– Farsamo caqabadeedyo (Machanical barriers).
– Maro- kaneeco ku dawaysan sunta kaneecada laysa oo la isticmaalo.
– Meelaha biyo fadhisanka ah oo la qalajiyo ama la buufiyo.
– Iyadoo lagu wareejiyo daaqadaha shabag daloola-diisu yar yar yihiin.
– Habeenkii oo aan la bixin.
– Iyadoo la xidho shaadhadh gacmo dhaadheer iyo saraawiil lugaha jooga.
– Sunta cayayaanka oo la isticmaalo (Insecticides or chemicals)
–Iyadoo la isticmaalo sunta buufiska ah ee kiimi-kadu ku jirto, sida (pemethrine iyo chlorinated hyrdrocarbons).
– Iyadoo la isticmaalo looshin ay ku jirto maaddada kaneecada disha oo lagu dhoobo jidhka.
– Iyadoo la istcimaalo maaddada DDT oo ah ta ugu fiican maaddoyinka dila kaneecada.
– Daawo ka hor tag ah oo la qaato (Drug prophy-laxis)
–Iyadoo oo la qaato daawo ka hor tag ah meelaha ay kaneecadu joogtada ku tahay.
–Carruurta da’doodu u dhaxayso 3 bilood ilaa 4sano ee ku nool meelaha ay dumada joogtada ku tahay oo la sayiiyo ka hortag.

20/03/2023
Xilliyada roobabka (moonson season) waxaa dhasha cayayaanno fara badan oo cudur sidayaalla, waxa ay ka dhashaan cayayaan...
20/03/2023

Xilliyada roobabka (moonson season)
waxaa dhasha cayayaanno fara badan oo cudur sidayaalla, waxa ay ka dhashaan cayayaanadaasi oo ku Koraan biyaha wasakhaysan oo ee fadhiya, taangiyada biyaha, haamaha biyaha.

Cudurada dhasha waxaa ka mida.
1:Kaneecada:oo keenta cudurro badan
Tayfoodha
Daacuunka
Shubanka
Hargabka
Xanuunada caloosha
Iyo xanuuno kale oo ah kuwa ukala gudba dadka iyo xayawaanka

Sidee looga hortegi karaa

Meelaha biyaha fadhiisinada ah oo biyaha laga sii daayo, dawada cayayaan biiyaha ah oo lagu shubo meel kasta oo biyo fadhiisin ah si aanay ugu dhalan cayayaankaasi, in haddii kaneeco dhalato laisticmaalo maro kaneeco sumaysan, dhar qariya jidhkaaga oo dhan sida lugaha iyo gacmaha iyo madaxa, faraxalka iyo nadaafadda guud oo kor looqaado, meelaha dadku isugu yimaadaan oo la yaraysto ama laga fogaado.

Samee waxyaalaha u wacan wadnahaaga1: quudo cunto caafimaad leh2:yarayso isticmaalka milixda3:jooji cabidda alkoholka4:j...
27/09/2022

Samee waxyaalaha u wacan wadnahaaga
1: quudo cunto caafimaad leh
2:yarayso isticmaalka milixda
3:jooji cabidda alkoholka
4:jooji cunudda tubaakada iyo cabidda sigaarka
5: samee jimicsi maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo
NB:waxaad ka nabad gelaysaa cudurro badan oo ku dhaca wadnaha, waa haddii aad ku dhaqantid tallaabooyinkan

Ka hortaggu wuxuu ka wanaagsanyahay daaweynta

Talaabooyin u wacan ilaalinta maskaxda1: samee jimicsi maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo2: cun cunto u caafimaad leh, ka f...
27/09/2022

Talaabooyin u wacan ilaalinta maskaxda
1: samee jimicsi maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo
2: cun cunto u caafimaad leh, ka fogow cuntooyinka moorka ah ama qassacadaysan
3: seexo hurdo kugu filan
4:cari maskaxdaada: sida wax akhrinta, curinta wax cusub, wax barasho
5:ka ilaali qalbiga waxa dhibaya
6:marka aad waddo baaskeel ama mootto xidho koofiyad, si aanu madaxa dhaawac kaaga soo gaadhin

NB:Intaas oo aad ilaalisaa waa caafimaadkaaga guud oo aad ilaalisay

Cusbada badan waxay kordhin kartaa cadaadiska dhiigga, taas oo ah khatarta ugu weyn ee ❤️ cudurada iyo istaroogga. Qiyaa...
24/09/2022

Cusbada badan waxay kordhin kartaa cadaadiska dhiigga, taas oo ah khatarta ugu weyn ee ❤️ cudurada iyo istaroogga. Qiyaastii 2.5 MILYAN oo dhimasho ah ayaa laga hortagi karaa sannadkii haddii qof kastaa hoos u dhigo cusbada. NB:Isticmaalka xadka lagu taliyay waa 5g / maalintii.

24/09/2022

Cimri dheerida
Inuu cimrigu dheeraadu waxaa ka masuula caafimaadka bulshada.
Marka qofka xanuun soo weeraro unugyada jidhku waxa ay sameeyaan iska caabin fara badan, iska caabintaa aakhirka xanuunku wuu ka adkaadaa, kadibna qofkii waa soo rittaa cudurku.
Muddo ka bacdii waa ka ladnaadaa, ogow markaa uu ladnaaday iska caabintiisii uu cudurka iska caabinayay waa yaraanaysaa, taa ayaa u sahlaysa inuu marwalba qofka cudurku kusoo noqnoqdo, kor u qaadida nadaafadda(hygeine)
tayada cuntada oo kor loo qaado
Jimicsigu waa qayb ka mid ah caafimaadka,
hurdo wacan oo laseexdo, cusbada oo loo qaatto sida ugu saxsan(dhexdhexaad) sonkorta oo looqatto dhexdhexaad cuntooyinka baalka leh, iyo qaar kaloo badan dhammaantood waxaa ay kor qadaan saxada qofka.
haddii saxadu hagaagto cimriguna waa dheeraadaa

KA HORTAGGA    KA HORTAGGA CUDURADA  Caafimaadka bulshadu waxaa uu ka hadlaa ka hortagga, ka hortaggu waa in la joojiyaa...
04/07/2022

KA HORTAGGA
KA HORTAGGA CUDURADA
Caafimaadka bulshadu waxaa uu ka hadlaa ka hortagga, ka hortaggu waa in la joojiyaa cudurku inta aanu dhicin, yadoo la isticmalayo tallal (vaccination) iyo qofka oo la baadhayo caafimaadkiisa (screening), sidoo kale waan in laga hortagaa waxyaabaha keeni kara dhawaca ama shilalka, cudurada ku dhaca maskaxda ama cudurada nafsiga ah, iyo cudurada soo noqnoqda ee bulshada aafeyey, intaas aynu soo xusnay oo dhan haddi ay hagaagaan waxa hagaagaya oo kor u kacaya heerka tayada bulshada.

Ka hortaggu waxa uu kawanaagsanyahay daaweynta.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634356291

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalilnd public health posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somalilnd public health:

Share