Badbaado health center

Badbaado health center medical service medical imaging

Wacyi-galinta xanuunka joonis-cadka(hepatitis-B) caawa iyo Berbera public library.1.waddankeenna aad buu ugu badan yahay...
10/05/2023

Wacyi-galinta xanuunka joonis-cadka(hepatitis-B) caawa iyo Berbera public library.
1.waddankeenna aad buu ugu badan yahay bulshaduna khatartiisa kuma baraarugsana.
2.ka hortag ayuu leeyahay laakin dawo malaha.
3.heerka faafitaankiisu ama isugudbintiisu aad bay usarraysaa.
4.khatar gaara waxa ugu jira qofka familkiisu qabaan xanuunka iyo shaqaalaha caafimaadka.
5.qof kasta oo qabaa malaha calaamado lagu garankaro dad badanina ayagoon is ogayn ayay gudbinkaraan.
6.dadka qaarkood aakhirka wuxuu ku keeni karaa in uurkujirta biyo galaan(ascites),in beerku xanjo noqdo shaqadana gabo(liver cirrhosis) iyo waliba kansalka beerka ku dhaca(liver cancer).

Caafimaad ku ciiida 🥰
20/04/2023

Caafimaad ku ciiida 🥰

Qof cafimaad qaba + qoys cafimaad qabta== bulsho cafimaad qabta.
18/04/2023

Qof cafimaad qaba + qoys cafimaad qabta== bulsho cafimaad qabta.

Shubanka carruurta waxaa sababi kara noocyo badan oo cudur-sidaha ah, sida bakteeriyada, fayraska iyo protozoa. Faafitaa...
12/04/2023

Shubanka carruurta waxaa sababi kara noocyo badan oo cudur-sidaha ah, sida bakteeriyada, fayraska iyo protozoa. Faafitaanka cudur-sidaha waxaa badanaa lagu tilmaamaa mid xilliyeed, oo sannad walba kor u kaca oo lala xiriiriyo xaaladaha cimilada gaarka ah. Inkastoo cilmi-baadhisyo badan ay ku qeexeen xilliga cudurka shubanku inuu yahay cili roobaadka .Baddanka xili roobaad ka waxa dhaca ee ugu wayni waa shubanka caruurta, dadka waawayn iyo dadka difaacoodu liito.
Waxa la gudboon in nadaafad ahaan aad loo ilaaliyo dadka u nugul shubanka, cunto nadiifana la siiyo.
Haddii shuban ku dhaco inaan guriga lagu eegan qofkaas ee si dhakhso ah loo geeyo xarunta caafimaad ee ugu dhaw, khaasatan caruurta.
Nadiifi naftaada iyo gurigaaga si aad ugu noolaato nolol cafimaad qabta adiga iyo qoyskaaguba.

01/04/2023

Vitamin D waxa laga hela inta ugu badan falaadhaha cadceeda oo oogada sarre ee jidhka si baahsan ugu wada dhaca, sidoo kale waxa laga heli karaa Vitamin D ga xaddi yar cuntooyinka iyo kaabayaasha sida kiniinada. Vitamin D gu wuxuu muhiim u yahay baddanka waa lafaha sidoo kale
muhiim u yahay dhismaha lafo caafimaad qaba, iyo carinta unugyada difaaca ee jidhka.
Vitamin D hadii u yaraado wuxuu keeni karaa lafao xanuuun badan haddii u jitamo muddo oo uu jidhku heli waayo xaddi ku filan oo Vitamin D ah waxa uu ugu danbayn sababi karaa in lafaha jidhkaagu ay khafiifaan.
Vitamin D deficiency xalkiisu waa daawayn u baahan talo dhakhtar(therapeutic )
Vitamin D insufficient xalkisa waa inaad u kabtaa dawooyin aad adigu farmasiiga ka soo qaadanaysid(supplement)
Xalka ugu fican waa inaad cadceeda isku dhigto si loo cariyo in Vitamin D samaysmo.

21/01/2023

Benefits of hepatitis B vaccine.

Protects your child from against hepatitis B, a potentially serious disease.

Protects other people from the disease because children with hepatitis B usually don’t have symptoms, but they may pass the disease to others without anyone knowing they were infected.

Prevents your child from developing liver disease and cancer from hepatitis B.

Keeps your child from missing school or child care and you from missing work.

The only therapy of hepatitis B is to prevent.

Take the vaccine.

HEPATITIS B VIRUS.Hepatitis B virus  is potentially life threatening liver infection caused by the hepatitis B virus. It...
13/01/2023

HEPATITIS B VIRUS.

Hepatitis B virus is potentially life threatening liver infection caused by the hepatitis B virus. It may be acute and lasts less than 6 months, or it may become chronic which lasts more than 6 months.
Having chronic hepatitis B increases your risk of
developing liver failure, liver cancer, or cirhosis. (A condition that permanently scars the liver).

Symptoms of acute hepatitis B range from mild to severe. They usually appear about 1 to 4 months after you've been infected, although you could see them as early as two weeks after you're infected. Some people, usually young children, may not have any symptoms.

Hepatitis B signs and symptoms may include:

Abdominal pain, dark urine, Fever, joint pain, loss of appetite, nausea and vomiting, weakness and fatigue, yellowing of the skin and the whites of the eyes, also called jaundice.

Causes

Hepatitis B infection is caused by the hepatitis B virus (HBV). The virus is passed from person to person through blood, semen or other body fluids. It does not spread by sneezing or coughing.

Prevention.

vaccine can prevent hepatitis B, but there's no cure.

Its life threatening liver infection. Take the vaccine to save your live and others.

07/11/2022

Address

150 Street
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 08:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252634792885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado health center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Badbaado health center:

Share