Dr.suhayb ahmed

Dr.suhayb ahmed Group of medical professionals

Waxaan halkan duco iyo dardaaran uga dirayaa dhamaan ardeyda sannadkan u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga ee fasalada...
15/06/2023

Waxaan halkan duco iyo dardaaran uga dirayaa dhamaan ardeyda sannadkan u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga ee fasalada 4 aad ee dugsiga sarre iyo fasalada 8aad ee dugsiga hoose dhexe , gaar ahaan waxan halkan uga ducaynaya guulna uga rajaynaya ardeyda dugsiga amal primary school wiilal iyo gabdhaba.

Waxaan idin galiney tacab , tamar iyo tudhaanshiyo , waxaad tihiin ardey runtii daaalibul cilmi ah , waxan idinku qabna kalsooni buuxda oo aad inshalah ka keeni doontaan imtixaanka loo fadhiisan doono 17/6/2023 maalin sabti ah .

Guul aakhir iyo mid aduunba alle haydinla kulansiiyo guuleysta waaanan idinku faani doona

Address

Hargeisa Street
Hargeisa

Telephone

+252633399500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.suhayb ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category