Dr Jama Diabetes Specialist

Dr Jama Diabetes Specialist Nageeye Medical Centre.,Goolada hoose ee Jigjiga-Yar, ka soo horjeedka Rotana Hotel.

We offer affordable high standard Diabetes services including: Consultation with Diabetes Consultant, European medicine & Lab services.

22/12/2023

Nageeye Medical Centre.,Goolada hoose ee Jigjiga-Yar, ka soo horjeedka Rotana Hotel.

*Car for  sale *Landcruisers *Model:LC4( Prado)*Automatic *price:12,500*Tel:063-3608051Very clean, Electronic, sun roof,...
22/11/2023

*Car for sale
*Landcruisers
*Model:LC4( Prado)
*Automatic
*price:12,500
*Tel:063-3608051

Very clean, Electronic, sun roof, Economic, Reliable... Good service history, Imported from UK.

La soco heerka macaankaga adoo raacay talaabooyinkan hoos ku xusan lana tashanay dhaktarkaga si aad xogogaal ugu ahaato ...
28/08/2023

La soco heerka macaankaga adoo raacay talaabooyinkan hoos ku xusan lana tashanay dhaktarkaga si aad xogogaal ugu ahaato xaaaldada iyo heerkaga macaan.
Hadaba waxan ku diyaarinay talo bixin ku haboon xaldaad .

FG: Rajo diabetes Centre iyo Dr jama hada waxad ka Helysaa Nageeye Medical Centre
Contact Us
0633608051

24/08/2023

Fariinta maanta !

Dad badan baa qaba cudurka macaanka kuwa kalana wadaadiisa hayaan iyagoo is ogayn hadaba waxan ku haynaa war farxad leh .
Dr Jama oo ah dhakhtar ku takhasuusay cudurka macaanka waxa uu ku diyaariyay talo bixin kula tacaali karto cudurka macaanka.

FG: Rajo diabetes Centre iyo Dr jama hada waxad ka Helysaa Nageeye Medical Centre

Contact Us
0633608051

Nageeye Medical Centre.,Goolada hoose ee Jigjiga-Yar, ka soo horjeedka Rotana Hotel.

Dr jama iyo Rajo Diabetes Centre hada waxa ka helysaa Nageeye medical centre laga bilaabo 7:30am-8:30pm adoo ka helya ad...
20/08/2023

Dr jama iyo Rajo Diabetes Centre hada waxa ka helysaa Nageeye medical centre laga bilaabo 7:30am-8:30pm adoo ka helya adeeg hufan iyo talo bixin .

Contact us
63 3608051

13/08/2023

Dr. Jama iyo Rajo diabetes Centre oo u wareegay Nageeye Medical Centre waxay ku diyaariyeeyn Talo bixin 50% discount lagugu sameeyay malin walo isniin ah.
Contact us
+252633608051

Nageeye Medical Centre.,Goolada hoose ee Jigjiga-Yar, ka soo horjeedka Rotana Hotel.

La kulan Dr Jama ( Diabetes specialist) From UK.Dr Jama waa khabiir aqoon durugsan u leh cudurka macaanka,  mudo dheerna...
09/08/2023

La kulan Dr Jama ( Diabetes specialist) From UK.

Dr Jama waa khabiir aqoon durugsan u leh cudurka macaanka, mudo dheerna ka shaqaynayey cuduka macaanka.
Ka soo shaqeeyey wadamo badan kala ah UK , Saudi Arabia, Kenya, Saddaxdii sano ee u danbayasana ku sugnaa Hargaisa, Somaliland.
Dr Jama Wuxuu fadhiisan jiray , Haldoor Hospital, Needle iyo Rajo Diabetes Centre hadan kugu Sugan yahay Nageeye Medical Center

Mala ildaran tahay macaanka? Reerkiina ama ehelkaagu ma qabaa macaanka? Ma wayday Talo-bixin fiican ?
Dr wuxuu kaala talin doonaa :

-Ka hortaga macaanka.
-Khaatar intee le,eg ugu jirtaa in macaan kugu dhaco?
-Macaankaagu waa noocma?
-sidee macaanka loo maareeyaa loo xakamayn kara
-la talinta dhiig karka iyo Subaga (Cholesterol).
-Maaraynta cudurda ku dhaca thyroidka.

Contact Us
63 3608051 , 633665555

Address

Nageye Medical Center
Hargeisa
SOMALILAND

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:30
Tuesday 07:30 - 21:30
Wednesday 07:30 - 21:30
Thursday 07:30 - 21:30
Friday 16:00 - 21:30
Saturday 07:30 - 21:30
Sunday 07:30 - 21:30

Telephone

+252633608051

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Jama Diabetes Specialist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Jama Diabetes Specialist:

Share