Alkarama higher clinic

Alkarama higher clinic salan sare

30/03/2022

Alkarama higher clinic waa xarun caafimaad oo adeego bulsho waynta ku hargeisa

08/10/2020

Xarunta caafimaad ee alkarama higher clinic waxaad ka heelaysan:
1:dhakhtaarka daryeelka dhalmadda iyo dhalaanka
2:dhakhtaarka daryeelka xanuunada guud
3:dhakhtaarka daryeelka ilkaha saaridda .buuxinta.sifaynta.

Waxaad kalo oo aadka heelaysaa shaybaadh casri ah oo lagugu badhayo mishiino casri ah
Dawooyin tayo badan oo dalalka utayada ka keeno

Wixii fahfaahin kala soo xidhiidh:063_4381152/0659239595

12/03/2020

Wacy galinta khatarta ka dhalataa dawada:
1: ka fogaw in aanad qadan dawo aan dhakhtar ku qorin
2: ka fogaw in aanad dawo iska cunin muddo fara badan
3: ka fogaw in aanad dawo aan lagu qorin si caadi ah u dalbatid oo cuntid
4: ka fogow in aanad caruurtad uqadin dawo aan dhakhtaar uqorin sida xanuun biin mooyane ama vitaminada i.w.m

Haddaba khatarahan waxay ku badan yihiin bulshadeena oo waxay dawada u qataan sida nacnac ah ama si aan loo baahnan .bulshahay ogow khatarta dawadu waa mid laba af leh oo marna wax dawaysaa marna waxaa dishaa waxaa jiraa boqolal qof oo ka mid ah bulshadeena in ay intaan dawo ay qateen taaso aanu khatar teed garanan marku qadanayey

Waad mahad sanbtihiin

Bushaaro              bushaaro                   bushaaroXarunta alkarama oo aad uga barateen adeegyo heer sare waxaa ma...
10/01/2020

Bushaaro bushaaro bushaaro
Xarunta alkarama oo aad uga barateen adeegyo heer sare waxaa marwalba heegan idinku dhakhtaarka xanuunada dhalmada iyo dhalaanka (dr beddel abdirahmaan )

Ku dhawada Cusbitaalka alkarama higher clinic
12/12/2019

Ku dhawada
Cusbitaalka alkarama higher clinic

10/12/2019

Xarunta caafimaad ee alkarama waxay bixisaa adeeg caafimaad oo aad iyo aad heer sareya
Hadaba waxay xaruntu ku taala degmada gacan libah gaar xaafada sh.nuur( kilalka) ama soo wac 063-4381152 065-9239595

Address

Gacan Libah
Hargeisa
4455

Telephone

+252634381152

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alkarama higher clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share