Daad Sports injuries &Trauma Center

Daad Sports injuries &Trauma Center Xarunta Dhaawacyadda Ciyaaraha iyo takhasuska Sare ee lafaha Daad .

19/09/2024

Daahfurka adeega 'Mobile Physiotherpy' ee xarunta DAAD PHYSIOTERHY CENTER , Daad Sports injuries &Trauma Center , oo ah adeeg wax badan ku soo kordhin doona bukaanada aan awoodin in ay soo bookhdaan xarumaha physioterphy-ga . iyadoo loogu tagi doona goobahooda.

📞Kala xidhiidh: 638699999 , 638000413, 634195766 / 63 4316727 .

Dhammaan Bukaanadii ku xidhnaa xarunta takhasuska sare lafaha ee daad ,waxa ay xaruntu ku wargalinaysaa in dr.axmed shaq...
04/07/2024

Dhammaan Bukaanadii ku xidhnaa xarunta takhasuska sare lafaha ee daad ,waxa ay xaruntu ku wargalinaysaa in dr.axmed shaqada dib uga bilaabay Daad.

📞Kala xidhiidh: 634195766 / 63 4316727 .
🚨kasoo horjeedka Majidka Ibraahim dheere-hargeisa.

Xarunta Daad Sports injuries &Trauma Center bisha barakaysan ee ramadaan Jadwalkii shaqadu waa sidii sii ,qaybta daawayn...
19/03/2024

Xarunta Daad Sports injuries &Trauma Center bisha barakaysan ee ramadaan Jadwalkii shaqadu waa sidii sii ,qaybta daawaynta.

Ramadan Kariim.

📞Kala xidhiidh: 634195766 / 63 4316727 .
🚨kasoo horjeedka Majidka Ibraahim dheere-hargeisa.

05/03/2024

Xarunta Daad Sports injuries &Trauma Center waxa ay marwalba diyaar ula tahay Ciyaaryahanadda kala duwan , adeeg caafimaad oo tayadiisu sarayso.

Xarunta Daad Sports injuries &Trauma Center iyo daad physiotherapy , Maanta iyo koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland.

Xarunta Daad Orthopedic iyo Manhal Specialty Hospital waxa ka bilaabmaya 23-02-2024 qaliimada badalista jilbaha iyo Misk...
18/02/2024

Xarunta Daad Orthopedic iyo Manhal Specialty Hospital waxa ka bilaabmaya 23-02-2024 qaliimada badalista jilbaha iyo Miskaha oo loo samayn doono bukaanadda jilbuhu dhareerku ka dhammaaday ama isxoqayaan , bukaanada qaloocu kujiro iyo kuwa xanuunka saaidka ah dareemayaba, waxaana fulin doona Dr. Ahmed Saed Ali , Dr.Imtiyaas iyo Dr.Abhishek .

Isdiiwaan galintu way socotaa.

📞Kala xidhiidh: 634195766 / 63 4316727 .
🚨kasoo horjeedka Majidka Ibraahim dheere-hargaysa.

Xarunta Daad Orthopedic waxa mar walba idiinku diyaar ah adeeg caafimaad oo tayadiisu sarayso.📞Kala xidhiidh: 634195766 ...
17/02/2024

Xarunta Daad Orthopedic waxa mar walba idiinku diyaar ah adeeg caafimaad oo tayadiisu sarayso.

📞Kala xidhiidh: 634195766 / 63 4316727 .
🚨kasoo horjeedka Majidka Ibraahim dheere-hargaysa.

Xarunta Daad Orthopedic waxaa dib shaqadda uga bilaabi doona dr Ahmed saed(Dr.Daad) Maalinta sabtida iyadoo xaruntu kuu ...
04/01/2024

Xarunta Daad Orthopedic waxaa dib shaqadda uga bilaabi doona dr Ahmed saed(Dr.Daad) Maalinta sabtida iyadoo xaruntu kuu soo kordhisay adeegyo cusub.

📞Kala xidhiidh: 634195766 / 63 4316727 .
🚨kasoo horjeedka Majidka Ibraahim dheere-hargaysa.

Xarunta Daad Sports injuries &Trauma Center waxay hambalyo u diraysaa Dr. Ahmed Saed Ali  oo Maanta ka qalin jabiyey Tak...
31/12/2023

Xarunta Daad Sports injuries &Trauma Center waxay hambalyo u diraysaa Dr. Ahmed Saed Ali oo Maanta ka qalin jabiyey Takhasuska bedelista Jilbaha iyo Dhaawacyadda ciyaaraha kala duwani sababaan (sports and Arthrosplasty fellowship).

hambalyo dr axmed.

30/05/2023

Xarunta dhaawacyadda ciyaartoyda ee Daad Sports injuries &Trauma Centerr Waxa ay maanta tijaabo caafimaad marisay laba ciyaaryahan oo ajaanib ah , Djerwo charabiou(Abubakar) iyo Nicolas T***e oo Ghana iyo Benin kasoo kala jeeda.
hubisayna Badqabkooda oo Hargeysa Studium ka Ciyaari doona.

Daad Sports injuries &Trauma Center waxay u diyaarisay ciyaartoyda hab casriya oo hubinaya badqabka caafimaadkooda (preparticipation test) , agabka ciyaartoyda lagu daweeyo iyo Daawooyin u gaar ah.

Address

26 June District, Infront Of Ibrahim Dhere Masjid
Hargeisa

Telephone

+252634316727

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daad Sports injuries &Trauma Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category