Hiiliye clinic and laboratory

Hiiliye clinic and laboratory Macmiil ka mid noqo macaamiisha Ku xidhan HAMSE CIRRO PHARMACY CLINIC AND laboratory.

Daawadu marna wax BaY dawaYsa marna wax BaY dishaa.Dhakhtar ka aYaa kuu Kala doori kara Dawada aad u baahantahaY iYo Daw...
08/10/2022

Daawadu marna wax BaY dawaYsa
marna wax BaY dishaa.
Dhakhtar ka aYaa kuu Kala doori kara
Dawada aad u baahantahaY iYo Dawada aanad u baahnaYn adna Taladiisa Raac.
.

Caafimaad ku ganacsi maaha.
02/09/2022

Caafimaad ku ganacsi maaha.

HIILIYE POLYCLINIC AND PHARMACY
18/07/2022

HIILIYE POLYCLINIC AND PHARMACY

Adeeg hufan ugu kaalaY HIILIYE POLYCLINIC AND PHARMACY
18/07/2022

Adeeg hufan ugu kaalaY
HIILIYE POLYCLINIC AND PHARMACY

.....................HIILIYE POLYCLINIC.....................Dhamaan umada islaamka aH bahda xarunta caafimaad ee HIILIYE...
01/05/2022

.....................HIILIYE POLYCLINIC.....................
Dhamaan umada islaamka aH
bahda xarunta caafimaad ee HIILIYE waxa aY idinku hambalYaYnaYaan farxada Eida.
Alle ciida ciideeda ha inagu gaadhsiiYo nabad qab iYo caafimaad Qab.
Inta waadhadhka TaaLana alle caafimaad aY inagula ciidaan Ha siiYo.

...............HIILIYE POLYCLINIC ....................Su,aaL FahaN u BaaHan....Goobaheena caafimaad ee Gaarka LooLeeYaha...
20/04/2022

...............HIILIYE POLYCLINIC ....................Su,aaL FahaN u BaaHan....
Goobaheena caafimaad ee Gaarka LooLeeYahaY miYaY u adeegaan Bukaanka mise waY ka shaQaYstaan.
Tusaale fudud: Bukaan aad arkaYso xanuunka HaYa,si cadna uga soo Baxeen dhamaan calaamaDiHii xanuunkaasi laHaa maxaY TahaY baaHida Loo qabo in ShaYbaadh Loo diro.
Waxan Hubaa in Aqalada dad badani xanuuno u Jiifaan iYagoo ka meermeeraaYa shaYbaadhkaa GanacsiGa NoqdaY,sidaana aakhirka Xanuunku ku DishooDo.
Dadkeena aan caawino oo YaYnaa Mihnada caafimaad si qaldan uga Faa,idaYsan.
Adiga ma kula tahaY in marna shaYbaadh ama daawo aanad u baahnaYn Lagugu QasbaY?
Se ma ka mid TahaY bukaanada og Qarashka badan ee GooBaHa caafimaad LaGa urursado bukaanka.?.......................Ramadaan kariim....................
.

...............HIILIYE CLINIC AND PHARMACY........Waa xarun caafimaad oo bulshada ka saacida BaaHiYaHa dhanka caafimaad ...
27/03/2022

...............HIILIYE CLINIC AND PHARMACY........
Waa xarun caafimaad oo bulshada ka saacida BaaHiYaHa dhanka caafimaad ka iYadoon wax faa,ido ah Ka raadin Bukaanka jilicsan.
Caafimaad ku maaHa Ganacsi
Caafimaad ku waa Dareenka Qofka Buka.
Goobtan ugu kaalaY adeeg ku raali galiYa iYo Talo caafimaad oo dhamaystiran.

HIILIYE CLINIC AND LABORATORY
Contact: 063-4225837.... 063-4017360.

.

Address

Hamse70@gmail. Com
Hargeisa

Telephone

0025634225837

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiiliye clinic and laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share