02/04/2026
Maxaa kugu dhici kara haddii ilkaha qaar ay kaa maqan yihiin??
Ha dhayalsan daryeelka afkaaga; ilkahaagu waa quruxdaada iyo caafimaadkaaga. Maanta soo booqo rugtayada si aad u hesho daryeel tayo leh.
Nagala soo xidhiidh:
๐ +252 63 4132184
๐ Isgoyska Togdheer, Hargeisa