Dr,Jimaleh tαlσ dhαkhtαrkα wαчdííí

Dr,Jimaleh        tαlσ dhαkhtαrkα wαчdííí αℓ αмαℓ мє∂ιcαℓ нσѕριтαℓ
rugtα dααwαчntα cudurαdα guud íчσ dαr? medical advisor



https://al-amal-medical-center-medical-center.business.site/

10/05/2023

Medical Services Diagnosis and treatment

10/05/2023

Ana aamusi maayo,!!
Adna Aaada ma dayside,
Kolba kad igmateed
taladaada
Arinkaga u dhiibtid
Arxan uu galo daaye
Unuunkuu ku jaraa e
Ma Adigaaba Inkaran,,,,,,
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,!!!!!!!!

10/05/2023
10/05/2023

Ogow dulqadku waa maraga dadnimada Aadmaha..✍️

22/11/2022

Salahudin is a sole proprietorship company established in 1992. The aim of the company is to import quality goods that are linked to market demand. The company is dedicated to stand equilibrium poin

           Iyo dhamaanba               Electronics ● Qalabka Electronics  wuxuu ka kooban yahay labo qaybood oo kala ah;...
22/11/2022




Iyo dhamaanba Electronics

● Qalabka Electronics wuxuu ka kooban yahay labo qaybood oo kala ah; 1. qolofta sare ee inoo wada muuqata marka ay yaaliin meelaha lagu iibiyo ama guryaheena iyo qaybta labaad ooah uurku jirta, oo ah qaybta ugu muhiimsan ee mashiinka shaqada wada, waxaannu ka koobanyahay walxo isku dhafan oo kala ah biro culu s{ }, bir u-ekayaal { }, iyo iskujiro kimikaad }, marka ay isku dhan yihiin labadan qaybood ee meelaha loogu talo galay yaaliin faai’ido mooyee dhibaato uma lahaaadamaha, waxayse dhibaato culusi ka taagantahay marka uu iskii ujabo qalabka electronic-ga ahi ama badheedh loo jabiyo oo ubucdu soo baxdo.
Khatarta waxa sabab u ah waxa ay ka samaysan yihiin curiyayaal iskujira sida lead, mercury, arsenic, cadmium, copper, beryllium, barium, chromium, nikel, zinc, silver and Gold. Curiyayaasha waxaa laga sameeyaa mereegta dabka { }, kaadhka computerka {computer chips} monitors iyo waayirada. Qoraal h**e oo aan qoray waxaan ku xusay in cudurka amma caafimaad darada qaarkood aynu soo iibsano oo lacag adag kabixino iyaga oo ay innagu soo galaan qaab cunto. Mar cilmi baadhis lagu sameeyay uurkujirta qalabka elegtarooniga {electronics} waxaa natiijadii noqotay sidatan soosocota.
Arsenic:waxay qalindaartaa shaqada unuga isgaadhsiinta, qofka in badan ay kumaaxdo waxa ay aakhirkii ku keentaa cudurka wadna xanuunka iyo macaanka.
:wuxuuu daciifiyaa awoodda uu jidhku u leeyahay sameynta kaalshiyamka ka dibna qofka ku keenta, lafo jileec xoogan lafo xanuun iyo burbur.
:wuxuu qofka ku riddaa diirka sare ee jidhka oo cuncuna marka danbana isu baddasha kansar maqaar {skin cancer}.
:wuxuu raad iyo waxyeelo ugaystaa dhuunta, sanbabada, beerka iyo kalyaha iyo qayb ka mida habshaqada jidhka.
:wuxuu sabab u noqon karaa caafimaad daro sida dhaqdhaqaaqa jidhka oo gaabis noqda oo hadalku kamid yahay, kuna danbeeya faalig iyo kooma sababi karta dhimasho.
: waxay sababi kartaa cudurka kansarka oo suntiisu kugu socoto.
:waa curiyaha ugu waxyeello yar haddna dhibtiisa ayuu leeyahay, haddii suntiisu in badan kugu socoto.
Qalinka Umaan qaadan in dadka aan argagax ku rido iyo warwar, balse waa dhibaato caalamkuba inala qabo, haseyeeshee waxa ay inagaga duwan yihiin ka hortag ay cudurka ku sammeeyaan, oo ay iska basriyaan qalabka electonigu marka uu jabo ee uu manfacbeelo.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr,Jimaleh tαlσ dhαkhtαrkα wαчdííí posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr,Jimaleh tαlσ dhαkhtαrkα wαчdííí:

Share