Cabdicasiis cawl

Cabdicasiis cawl

Awrkaasoo geel badan lasocdey  oo kii kalana laga soo helay galbeedka hargaysa gaar ahaan tuulaha garbis laga helay kan ...
20/04/2026

Awrkaasoo geel badan lasocdey oo kii kalana laga soo helay galbeedka hargaysa gaar ahaan tuulaha garbis laga helay kan kalena aan wali hayn
Hadaba cidii aragtaa halagu soo hagaajiyo dilaalka jooga saylada hargaysa ee la yidhaahdo MUSTAFE JIDIID lambarkiisuna yahay 0634418354 ama xaqlaha oo ah IKHYAAR AWCABDI MUXUMED 0634474807

Abwaan Mohamed Mahad Hassan ayaa Curiyey heeskan oo la magac baxay (deel-qaaf) isaga oo ka sameeyey Isbadalkii waddanka ...
17/04/2026

Abwaan Mohamed Mahad Hassan ayaa Curiyey heeskan oo la magac baxay (deel-qaaf) isaga oo ka sameeyey Isbadalkii waddanka ka dhacay.

• Doorashadii adkaydee,
‎• Dhawaan loo dareeree,
‎• Madaxweyne daacada,
‎• Lagu doortey idilkeen.

‎• Markii daarta uu galey,
‎• ilaa doorkan maantaa,
‎• Digreetadiisa maan arag,
‎• Weli waxaan ku diirsado.

‎• Doodaydu waxay tahay,
‎• Raggii soo dedaalee,
‎• Kula doonay guushee,
‎• Kuu dayacay naftoodee,
‎• Danahoodu dhaafeen.

‎• Markay ugu darnaydna,
‎• Dawga kaala soo baxay,
‎• Ma u quudhey daawade,
‎• Dadku uu ka maadsado,
‎• Mise waa ku deelqaaf.?

Xuseen abokor maxay walaalkood jibriil abokor uga xunyihiin inay markooda dhisaan maayirkuxigeen  mideeye
11/04/2026

Xuseen abokor maxay walaalkood jibriil abokor uga xunyihiin inay markooda dhisaan maayirkuxigeen mideeye

Dumarka dhalinyarada ah ee 2026 nool jacayl iyo lacag midday aaminsan yihiin?
30/03/2026

Dumarka dhalinyarada ah ee 2026 nool jacayl iyo lacag midday aaminsan yihiin?

15/03/2026

Shil gaadhi oo ka dhacey Arabsiyo oo sababey dhimasho iyo dhaawac

Gaadhi kuwa jaadka qaada iyo booyad

Intii dhimatay Alle ha u naxariisto inta dhaawacanna Alle ha u boogoy dhayo Aamiin Allaah 🤲🤲🤲

🚨🇺🇸⚽ 𝟐 𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐂𝐔𝐏 𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋 𝐋𝐄𝐆𝐄𝐍𝐃𝐒, 𝐎𝐍𝐄 𝐖𝐇𝐈𝐓𝐄 𝐇𝐎𝐔𝐒𝐄 𝐌𝐎𝐌𝐄𝐍𝐓 😬🐐Donald Trump has now met two of football’s biggest icons.🇵🇹 Cri...
06/03/2026

🚨🇺🇸⚽ 𝟐 𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐂𝐔𝐏 𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋 𝐋𝐄𝐆𝐄𝐍𝐃𝐒, 𝐎𝐍𝐄 𝐖𝐇𝐈𝐓𝐄 𝐇𝐎𝐔𝐒𝐄 𝐌𝐎𝐌𝐄𝐍𝐓 😬🐐

Donald Trump has now met two of football’s biggest icons.

🇵🇹 Cristiano Ronaldo — November 19, 2025
🇦🇷 Lionel Messi — Today in Washington, D.C.

Two legends. Two eras. One presidential meet-and-greet. 🤝⚽

Looks like the ultimate GOAT summit finally happened at the White House! 🐐🇺🇸🔥

Rabbow dadkaagii iyo xayawaankaagii waxa saameysay abaaarta ee allow naga kaxee abaarta oo noogu badal barwaaqo Allow no...
24/02/2026

Rabbow dadkaagii iyo xayawaankaagii waxa saameysay abaaarta ee allow naga kaxee abaarta oo noogu badal barwaaqo
Allow noo naxariiso 🤲🤲🤲

Ramadaan Mubarak dhamaan walaalahayga soomaaliyeed meelkastood joogtaan rabbi khayrkeeda ha inawada waafajiyo bishan bar...
17/02/2026

Ramadaan Mubarak dhamaan walaalahayga soomaaliyeed meelkastood joogtaan rabbi khayrkeeda ha inawada waafajiyo bishan barakeysan🌙

11/01/2026
Somaliland and Somalia are two separate entities located in the Horn of Africa. Somaliland is a self-declared state, sit...
31/12/2025

Somaliland and Somalia are two separate entities located in the Horn of Africa. Somaliland is a self-declared state, situated in the northwest of Somalia, bordering Djibouti to the west, Ethiopia to the south, and Somalia to the east. It has a coastline along the Gulf of Aden and covers an area of approximately 176,120 square kilometers. Somaliland has its own government, currency, and security forces, and has experienced relative peace and stability since declaring independence from Somalia in 1991.

Somalia, on the other hand, is a recognized sovereign state, located in the eastern part of the Horn of Africa. It borders Somaliland to the northwest, Ethiopia to the west, Kenya to the southwest, and the Gulf of Aden and the Indian Ocean to the north and east, respectively.

The main difference between the two is that Somaliland is not recognized as a sovereign state by the international community, including the United Nations, whereas Somalia is a recognized member of the UN. Somaliland's declaration of independence in 1991 was a result of a civil war that led to the collapse of Somalia's government.

29/12/2025

Guusha ugu wayni waa in dunidii baratay magaca somaliland iyo Taarikhihii ay soo martay,

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdicasiis cawl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category