DR ZIZU AWL

DR ZIZU AWL

11/05/2025

Cabdicasiis – Geesiga Gobta LehCabdicasiisow, guushaad sidee,Gartaad taqaan, garabnaad tihii,Geesi baa tahay, guulna waa...
23/03/2025

Cabdicasiis – Geesiga Gobta Leh

Cabdicasiisow, guushaad sidee,
Gartaad taqaan, garabnaad tihii,
Geesi baa tahay, guulna waad heli!

Caqligaa sare, cilmigaa dhisan,
Caddaalad iyo cisi waad wadataa,
Codkaaguna waa curasho barwaaqo!

Dadaalkaagiyo daacadnimadaa,
Dadka kaa dhigtee kuu jecelyihiin,
Dib-u-dhacay wuu kaa durkaa dheh!

Aqoon iyo karti, adkaysi wacan,
Aragtida fog iyo oday talo mudan,
Adigaa leh ee astaan wacanow!

Cabdicasiis, horumarkaad wado,
Nabad iyo nolol hana kaa dhamaane!

01/03/2025

Ramadan mubarak dhamaan umada wllahayga ah waxa maanta kow inoo ah bishii xurmada badney iyo naxariista badney markaas walaalayaal aynu iswada cafino ana dhamaantiin cafisyo saamax baad iiga wada tihiin ana iska kay wada cafiya fadlan illahay dartiis❤️🌙🤲

Without health, without life, without health is the key to your lifeYou can buy everything but you can't buy health beca...
31/01/2025

Without health, without life, without health is the key to your life
You can buy everything but you can't buy health because you can't buy health.

The doctor is the savior of human life Health is the only science that does not know Islam and is a servant of mankind💊🩸...
28/01/2025

The doctor is the savior of human life
Health is the only science that does not know Islam and is a servant of mankind
💊🩸💉🩺

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdo...
25/12/2024

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Jamhuuriyadda.

Cali Ibraahim Maxamuud (Cali Sanyare) nooleeyihii magaca Garxajis.Ilaahay ha u naxariisto Cali Ibraahim Maxamuud (Cali S...
20/11/2024

Cali Ibraahim Maxamuud (Cali Sanyare) nooleeyihii magaca Garxajis.

Ilaahay ha u naxariisto Cali Ibraahim Maxamuud (Cali Sanyare), oo ahaa halyay qiime sare ku dhex lahaa bulshada iyo taariikhda Garxajis. Cali Sanyare waxa uu sidoo kale ka mid ahaa raggii aqoontooda ugusoo shaqeeyay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Somaliland.

Cali Sanyare wuxuu ahaa laf-dhabar, dhise iyo halgamaa – dib usoo celiyay sharafkii Garxajis ee muddo lagu dedaalaayay in la wiiqo. Maanta, isaga oo geeriyooday, tacabkii uu dhigay waxaa loo arkaa mid midho-dhalay. Guusha aynu maanta haysanno waa mid aan la ilaawi karin doorkii uu ku lahaa. Alle ha u naxariistee Cali Sanyare wuxuu ka tagay dhaxal aan marnaba la illoobi karin – tusaale wanaagsan oo muujinaya qiimaha halganka iyo adeega bulshada.

Waxa muhiim ah in aynaan ilaabin abaalka uu inoo galay, isla markaana aynu u ducayno oo aynu Allah u barinno inuu jannatu Firdowsa ka waraabiyo.

—Mar haddii xaqii uu heloo geeridi haleeshay

—Qofna kuma hadhaayoo ifkani waa hadh galinkiiye

—Mid kastoo halyeeyiba marbuu hilinka qaadaaye

—Hoygiisi buu Cali tagee Duco ku sii hooya.

16/11/2024

Tirinta codadka oo ka socota guud ahaan Gobolka Maroodijeex, waxa la soo gabagabeeyey Tirintii cododaka Degmooyinka: Baligubadle, iyo Salaxlay.Waxa weli si habsami ah u socota Tirinta codadka degmooyinka Hargeysa iyo Gabilay.

Dayr kale inanynu sii fadhinah wa doqonimoh kale Tagtadiyo timaaddadaTaxanaha ayaamahaTuhunkii na kala galayWeli waa tab...
04/09/2024

Dayr kale inanynu sii fadhinah wa doqonimoh kale

Tagtadiyo timaaddada
Taxanaha ayaamaha
Tuhunkii na kala galay
Weli waa tabtisii

Turjumaadda ficillada
Falihii tanaasulay
Quburada tafsiirtaay
Bal Foroyd tixraacoo
Taliyaha i maamulay
Ma naftaan u turayoo
Tababarid u xiistaa?
Ma tijaabo cudud iyo
Tartan hoose baa jira?

Buuniga tiraabtiyo
Hal-abuur muc toganoow
Ma tix midab cuddoonoo
Afku tebinti seegaa
Uurkii ku tarantoo
Ku tiqraaran laabtaan?

Dhakhtarow tilmaamaha
Faalliyo tusaalaha
Qibraddaada tiigsoo
Taahaygan badan iyo
Tembereejarkaan dhacay
Ma jir taagan quus iyo
Ruux kala-taggoodaa?

Xildhiban Maxamed Abiib waad soo bixi masuul

Murashax Madaxwayne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta  cisbitaalka  Hargeisa ku booqd...
04/09/2024

Murashax Madaxwayne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta cisbitaalka Hargeisa ku booqday Xildhibaan Barkhad Batuun

Dean cusub oo aqooneed ah————————————————————————————————————————————————Hambalyo iyo soo dhawayn diiran ayaan u dirayaa...
04/09/2024

Dean cusub oo aqooneed ah
————————————————————————————————————————————————
Hambalyo iyo soo dhawayn diiran ayaan u dirayaa Academic Dean-ka cusub ee Jaamacadda Addis Ababa Medical University College, Mudane Mohamed Abdilahi Ahmed! Waan ku faraxsanahay inaad hogaamiso safarkeena aqooneed oo aad rajeyneyso saameynta wanaagsan ee aad ku keeni doonto Jaamacadeena. Halkan waxaa ah mustaqbalka guusha iyo koritaanka hogaamintaada! M.a . M.a

28/08/2024

DEG DEG Cerigaabo iyo dagaal....

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR ZIZU AWL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category