DREAM Clinic & Pharmacy - dr.hayat hussein

DREAM Clinic & Pharmacy - dr.hayat hussein Pediatric and child health specialist
MD/Sudan medical specialisation board

09/02/2026
* Sawirkani waxa ka muuqda calmad ka mida calamdaha caabuqa Mumps(dhago fidiye)* waxa keena virus(antibiotic uma baahna)...
28/01/2026

* Sawirkani waxa ka muuqda calmad ka mida calamdaha caabuqa Mumps(dhago fidiye)
* waxa keena virus(antibiotic uma baahna)
* astaamihisa waxa ka mida: barar ku yimaada qanjidhada candhuufta.,xumad, jidh iyo muruqyo xanuun..
*waxa lagu kala qada qufaca, hindhisada, wadaagista cabitaanada iyo cuntada iwm
*wuxa u ubaahanyahay ilmuhu, cabitaan ku filan, cunto jilicsan, xumad jabin iyo nasasho
*ilmuhu wa inu 5 cisho ka jooga iskuulka sidanu kuwa kale u qaadsiin.
*sidi kole farxalka iyo nadaafadu wa muhiim
*guud ahaan wa xanuun sahlan lakin hadud wax khatar ah uga shakido ilmaha la xidhiidh dhakhtarkaaga caruurta.

Pediatric emergency course closing ceremony
11/01/2026

Pediatric emergency course closing ceremony

Dhibicda u horeysa e caanaha hooyadu waxay muhiim u tahay:1= in ilmaha jidhkiisu difaac diyaara helo2=inaad ku guleysato...
04/08/2025

Dhibicda u horeysa e caanaha hooyadu waxay muhiim u tahay:
1= in ilmaha jidhkiisu difaac diyaara helo
2=inaad ku guleysato inu si fudud u qabsado ilmuhu naaska (sacada kobad e dhalmada kadib ku dadal ind ku qabato naaska)
3=cafimaadkaaga(hooyada umusha ah)

# # hayat, pediatrician
# # # # feeding week awarness

Sual: hadi caruurtu cabto gaas ama jafeer iyo wixii lamida ma in laga matijiyaa?!๐Ÿค”Jawaab:maya wa khatar ilmuhu wu ku sax...
17/07/2025

Sual: hadi caruurtu cabto gaas ama jafeer iyo wixii lamida ma in laga matijiyaa?!๐Ÿค”
Jawaab:maya wa khatar ilmuhu wu ku saxankara sabakana wey gali kartaa, hungurigana wey dhaawici karaata๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ˜ฎ

๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ
Sual :maxa la gudboon in loo qabta isla markaaba?
Jawaab :wa in dharki iyo wixi ku qubtay laga saaro, biyana lagaga maydha gacmaha iyo maqaarka intu ka gaadhay
Si dhakhsa ahna lola tashado goob cafimaad๐Ÿง
๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ
Hadaba dhacdoyinka ilmo wax so cabay o laga matajiyey aad ban u arkaa se waxyaabaha ay mamnuca tahay in laga matajiyo oy ka mid tahay gaastu, naaftada, jafeerka, flashta, iwm wa muhiim in lo ogaado
๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ๐ŸŒธ
Sido kale dhaman waxyabaha kor ku xusan wa in meel caruurta ka fog la dhiga....

Happy 1yr anniversary to dream clinic๐ŸŽ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐Ÿ’๐Ÿ’๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŽ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒนAlhamdulilah wuxu ahaa sanad barakeysan adeeg cafimaad oo tayeysan...
03/06/2025

Happy 1yr anniversary to dream clinic๐ŸŽ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐Ÿ’๐Ÿ’๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŽ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
Alhamdulilah wuxu ahaa sanad barakeysan adeeg cafimaad oo tayeysana uso kordhiyay xafada masallah.
โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ
Mahadsanidan dhaman bukanada iyo dadweynaha nagu xidhan
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

Malin walba caruur jadeeco hayso ayan cusbitalka dhigna hadana wa xanuun ka hortag iyo talaal bilaasha leh! hadaba maxa ...
29/04/2025

Malin walba caruur jadeeco hayso ayan cusbitalka dhigna hadana wa xanuun ka hortag iyo talaal bilaasha leh! hadaba maxa caruurta lo talaali waayey ila wadaag rayigaaga?

Wa khatar button battery gaasi ku jira alaabaha electronic ahShaqo wacan o badbaado ah ayad qabateen teem royal care hos...
03/02/2025

Wa khatar button battery gaasi ku jira alaabaha electronic ah
Shaqo wacan o badbaado ah ayad qabateen teem royal care hospital

23/12/2024

Wacyigalin cafimad iyo baraha bulshada

14/11/2024

14 November world diabetic day

Waaw
28/08/2024

Waaw

Address

Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 16:00 - 20:00
Tuesday 16:00 - 20:00
Wednesday 16:00 - 20:00
Thursday 16:00 - 20:00
Saturday 16:00 - 20:00
Sunday 16:00 - 20:00

Telephone

+252653743080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DREAM Clinic & Pharmacy - dr.hayat hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DREAM Clinic & Pharmacy - dr.hayat hussein:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category