18/02/2021
ASC
BSMILLAH
CAAWA WAXAAN IDIN SOO GUD BIN DONAA TALOOYIN CFIMAAD
1: Haddii aad donaysid inaad ilaaliso cafimaadka maskaxda seeo ugu yaraan 8 hour
2: Haddii asd donaysid inaad ilaliso caafimaadka caloosha ka fogow cuntootinka dufanka xad dhaafka leh
3: Haddii aad donaysid inaad ilaaliso cafimaadka wadnaha ka fogow cusbada xad dhaafka ah
4: Hadii aad donaysid inasd ilaaliso cafimaadka kalyaha. Cab maalintii biyo ugu yaraan 3 littir
Hadii aad akhrisatay la wadaag Asxaaptada :> Mahadsanid