Indo Gargaar Metro Cardiac Center

Indo Gargaar Metro Cardiac Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Indo Gargaar Metro Cardiac Center, Medical and health, Gargaar Hospital Road, Hargeisa.

The first Cardiac Hospital in the horn of Africa with capabilities to almost all major cardiac procedures including Angioplasty, Angiogram and permanent pacemaker.

11/04/2026
08-04-2026. Dhataatiirta Takhusaadka wadnaha  iyo Qaybo kamida Maamulka Cusbitaalka ayaa Gaadhsiyay/ Ufidiyay Adeeg Baad...
11/04/2026

08-04-2026. Dhataatiirta Takhusaadka wadnaha iyo Qaybo kamida Maamulka Cusbitaalka ayaa Gaadhsiyay/ Ufidiyay Adeeg Baadhitaan ah oo bilaasha Caruur tiradoodu gaadhayso 135 arday ee Dugsiga Hoose/dhexe ee Qudhacdheer.

Adeegan ayaa kamida Adeegyda sida joogtada ah Cusbitaalku Gaar ahaan Indo-gargaar uu ufidiyo Guud ahaan Bulashadeen. Waxan u mahad celinaynaa Maamulka Dugsiga sida Aqooonta iyo Kartida leh ee ay noogala shaqeeyeen Ololaha Baadhitaanka Wadnaha Caruurta.


Maanta oo ay taariikhdu tahayn 08-04-2026. Dhataatiirta Takhusaadka wadnaha  iyo Qaybo kamida Maamulka Cusbitaalka ayaa ...
08/04/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahayn 08-04-2026. Dhataatiirta Takhusaadka wadnaha iyo Qaybo kamida Maamulka Cusbitaalka ayaa Gaadhsiyay/ Ufidiyay Adeeg Baadhitaan ah oo bilaasha Caruur tiradoodu gaadhayso 135 arday ee Dugsiga Hoose/dhexe ee Qudhacdheer.

Adeegan ayaa kamida Adeegyda sida joogtada ah Cusbitaalku Gaar ahaan Indo-gargaar uu ufidiyo Guud ahaan Bulashadeen. Waxan u mahad celinaynaa Maamulka Dugsiga sida Aqooonta iyo Kartida leh ee ay noogala shaqeeyeen Ololaha Baadhitaanka Wadnaha Caruurta.


Maanta oo ay taariikhdu tahayn 08-04-2026. Waxa Dhataatiirta Takhusaadka wadnaha  iyo Qaybo kamida Maamulka Cusbitaalka ...
08/04/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahayn 08-04-2026. Waxa Dhataatiirta Takhusaadka wadnaha iyo Qaybo kamida Maamulka Cusbitaalka ayaa Gaadhsiyay/ Ufidiyay Adeeg Baadhitaan ah oo bilaasha Caruur tiradoodu gaadhayso 135 arday ee Dugsiga Hoose/dhexe ee Qudhacdheer.

Adeegan ayaa kamida Adeegyda sida joogtada ah Cusbitaalku Gaar ahaan Indo-gargaar uu ufidiyo Guud ahaan Bulashadeen. Waxan u mahad celinaynaa Maamulka Dugsiga sida Aqooonta iyo Kartida leh ee ay noogala shaqeeyeen Ololaha Baadhitaanka Wadnaha Caruurta.


Munaasibada Maalinta Caafimaadka Aduunka awgeed waxan urajaynaynaa dhamaan Bahda Caafimaadka iyo Bulshada inteeda kale C...
07/04/2026

Munaasibada Maalinta Caafimaadka Aduunka awgeed waxan urajaynaynaa dhamaan Bahda Caafimaadka iyo Bulshada inteeda kale Caafimaad Taama iyo Habdhaqaqa caafimaad ( health style) oo haboon. Sido kale waxan ku wacyigalinaynaa dhamaan bulshadeenu in ay ku dadaalaan daryeelka wadnahooda iyaga oo raaciya tilmaamaha caafimaaadka.


Ololaha Baadhitaanka Wadnaha Caruurta ayaa Bari arbaca 08-04-2026. Waxa uu si toosa uga bilabmi doknaa Dugsiga Hoose dhe...
07/04/2026

Ololaha Baadhitaanka Wadnaha Caruurta ayaa Bari arbaca 08-04-2026. Waxa uu si toosa uga bilabmi doknaa Dugsiga Hoose dhexe ee Qudhacdheer. Barnaamijkan ayaa kamida adeegyada sida muta dawacninda ah Cusbitaalku ufidiyo bulshada.
Kuxidhnow Indo-gargaar Metro Cardiac Center.

.

05/04/2026
31/03/2026

Maxaa ugaara Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybtiisa wadnaha ee indoGargaar.?
Ka bogo.

31/03/2026

Dr. Rajesh Kumar oo kalmadii uu kayidhi Dufcada 25aad ee Qaliimada wadnaha Caruurta ee Qaybta wadanaha Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital

31/03/2026

Dr. Hasan Awil oo ka war bixinaya Xanuunada asiiba wadnaha iyo qalimadooda xafladii xidhitaanka Dufcada 25aad ee Qaliimada wadnaha Caruurta ee Qaybta wadanaha Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital

Address

Gargaar Hospital Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indo Gargaar Metro Cardiac Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Indo Gargaar Metro Cardiac Center:

Share