Dhiig Bixi

Dhiig Bixi Dhiig Bixi( Donate Bloodd ) waa madal loogu raadin doono qof walba oo dhiig u baahda qaab online ah.

Fadlan ku daabac xaashi oo ku dhaji darbiga meheradaadda ama goobtaada caafimaad (pharmacy) QR CODE KA Dhiig Bixi  .Si a...
26/04/2023

Fadlan ku daabac xaashi oo ku dhaji darbiga meheradaadda ama goobtaada caafimaad (pharmacy) QR CODE KA Dhiig Bixi .
Si ay isku diiwaan galiyaan dhiig bixiyayaasha kusoo maraa .

Mahadsanid .

Dhiig Bixi MAXAY QABATAA ; Dhiig Bixi waa madal isku xidhi doonta "Dhiig Bixiyaha iyo Dhiig doonaha" iyadoo la adeegsana...
10/04/2023

Dhiig Bixi MAXAY QABATAA ;

Dhiig Bixi waa madal isku xidhi doonta "Dhiig Bixiyaha iyo Dhiig doonaha" iyadoo la adeegsanayo baraheena bulshada iyo formka diiwaangalinta dhiig bixiyaha.

Si aad u diiwaan galiso dhiigaaga, magaalada aad joogto, iyo halka lagaala soo xidhiidhi karo, fadlan guji lingaxan oo buuxi formka kuusoo baxa ( https://forms.gle/HkasDXT23RZD5bsx5 ).

Hadii aad dhiig ku yaboohayso oo aad u rabto qof bukaan ah fadlan istcimaal madhasheena "Dhiig Bixi" ( https://www.facebook.com/groups/659117075782701/?ref=share) adoo soo dhigaya fariin (Post) qoraal ah oo kooban .

Waxa aan soo dhawaynayaa qof walboo ka qayb qaadanaya ollaheena aan faa'ido doonka ahayn ee lagu bad baadinayo nafo dhiig u baahan.

Mustaqbalka dhaw , waxaynu samayn doonaa adeeg tiknoolajiyadeed oo dhamaystiran, si loo hello bad baadin deg degsiimo leh , xogteeduna sugan tahay, si fududna loo isticmaali karo.

Mahadsanidin .

𝘋𝘩đ˜ĸ𝘮đ˜ĸđ˜ĸđ˜¯ 𝘉đ˜ļđ˜ļ𝘹đ˜Ē đ˜§đ˜°đ˜ŗđ˜Žđ˜Ŧđ˜ĸđ˜¯ , 𝘹𝘰𝘨đ˜ĩđ˜ĸđ˜ĸđ˜Ĩđ˜ĸ đ˜Ŧ𝘩đ˜ĸđ˜ĸ𝘴đ˜Ŧđ˜ĸ đ˜ĸ𝘩đ˜Ē 𝘸đ˜ĸđ˜ē đ˜Ĩ𝘩đ˜ĸđ˜¸đ˜ŗđ˜´đ˜°đ˜°đ˜¯ đ˜ĩđ˜ĸ𝘩đ˜ĸđ˜ē ÂŠī¸. đ˜ļ𝘮đ˜ĸ đ˜Ē𝘴đ˜ĩđ˜Ē𝘤𝘮đ˜ĸđ˜ĸ𝘭đ˜Ē đ˜Ĩ𝘰𝘰...

𝗗𝗛𝗜𝗜𝗚𝗔𝗔𝗚𝗔 𝗞𝗨 𝗗𝗘𝗘𝗤, 𝗔𝗠𝗔 𝗨 đ—Ŧ𝗔𝗕đ—ĸđ—ĸ𝗛 𝗤đ—ĸ𝗙 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗚 𝗨 𝗕𝗔𝗔𝗛𝗔𝗡 :Dhiig Bixi waa madal isku xidhi doonta "Dhiig Bixiyaha iyo Dhiig doo...
05/04/2023

𝗗𝗛𝗜𝗜𝗚𝗔𝗔𝗚𝗔 𝗞𝗨 𝗗𝗘𝗘𝗤, 𝗔𝗠𝗔 𝗨 đ—Ŧ𝗔𝗕đ—ĸđ—ĸ𝗛 𝗤đ—ĸ𝗙 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗚 𝗨 𝗕𝗔𝗔𝗛𝗔𝗡 :

Dhiig Bixi waa madal isku xidhi doonta "Dhiig Bixiyaha iyo Dhiig doonaha" iyadoo la adeegsanayo baraheena bulshada iyo formka diiwaangalinta dhiig bixiyaha :- ( https://forms.gle/HkasDXT23RZD5bsx5 ).

Halka qofka dhiig yaboohayaa uu isticmaalayo madhasheena ama groupka ( Dhiig Bixi ) ( https://www.facebook.com/groups/659117075782701/?ref=share )isagoo soo dhigaya fariin (Post) qoraal ah oo kooban .

Mahadsanidin .

FG: Sawirka hoos ka muuqdaa wuxuu sharaxayaa qofka aad u shubi karto, iyo qaabka ay dhiigagu isku qaataan.

Innan ilmo lagu qalayo ayaa si deg deg ah ugu baahan dhiig shubid, ee fadlan gaadhsii ama ku mention garee qof ah .Nooca...
04/04/2023

Innan ilmo lagu qalayo ayaa si deg deg ah ugu baahan dhiig shubid, ee fadlan gaadhsii ama ku mention garee qof ah .
Nooca dhiiga: AB+
Goobta : Gargaar Hospital // Hargeysa

Fadlan kala xidhiidh numberadan .
0634289143
0634040783
0634792940

01/01/2023

Qof Bukaan ah oo Qalliin gelaya ayaa Degdeg ugu Baahan Dhiigga Noociisu yahay

A-

Goobtu waa Cisbitaalka Haldoor Gaboose

Haddii aad tahay Nooca Dhiiggaas Fadlan ku Caawi Bukaankaas Haddii aad garan cid ah fadlan u yeedh mention

Kala xidhiidh Lambarkan 0634860308

Fadlan Ila Baahi share garee si ay Farriintu u Gaadho Dad badan

01/12/2022

Ilmahan yar Mas baa cunay waxaa lagu daawaynayaa Cusbitaalka Caruurta ee Talyaaniga

Fadlan wuxuu u baahan yahay dhiig Noociisu yahay AB+

Hadaad caawinayso kala xidhiidh telefoonadan.

Telesom : 0634188369

Somtel : 0654188369

Soltelco : 0664188369

Mudane/ Marwo ;Buuxi formkan si aad uga qayb qaadato ollalaheena Dhiig Bixi ee lagu ururinayo nooca dhiiga ee qofka , ha...
30/10/2022

Mudane/ Marwo ;

Buuxi formkan si aad uga qayb qaadato ollalaheena Dhiig Bixi ee lagu ururinayo nooca dhiiga ee qofka , halkuu joogo iyo halka lagala xidhiidhayaba .

Guji lingaxan si aad u buuxiso formka :-

𝘋𝘩đ˜ĸ𝘮đ˜ĸđ˜ĸđ˜¯ 𝘉đ˜ļđ˜ļ𝘹đ˜Ē đ˜§đ˜°đ˜ŗđ˜Žđ˜Ŧđ˜ĸđ˜¯ , 𝘹𝘰𝘨đ˜ĩđ˜ĸđ˜ĸđ˜Ĩđ˜ĸ đ˜Ŧ𝘩đ˜ĸđ˜ĸ𝘴đ˜Ŧđ˜ĸ đ˜ĸ𝘩đ˜Ē 𝘸đ˜ĸđ˜ē đ˜Ĩ𝘩đ˜ĸđ˜¸đ˜ŗđ˜´đ˜°đ˜°đ˜¯ đ˜ĩđ˜ĸ𝘩đ˜ĸđ˜ē ÂŠī¸. đ˜ļ𝘮đ˜ĸ đ˜Ē𝘴đ˜ĩđ˜Ē𝘤𝘮đ˜ĸđ˜ĸ𝘭đ˜Ē đ˜Ĩ𝘰𝘰...

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiig Bixi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category