Dr.Abdilahi Wacays

  • Home
  • Dr.Abdilahi Wacays

Dr.Abdilahi Wacays Maqaar Fayow.

30/10/2025
Shan  arimood oo ku saabsan xanuunkan hoos kaaga muuqda sawirkiisu.Plague Psoriasis 1- Waxa uu ka mid yahay Canbaar u ee...
20/10/2025

Shan arimood oo ku saabsan xanuunkan hoos kaaga muuqda sawirkiisu.

Plague Psoriasis
1- Waxa uu ka mid yahay Canbaar u eekayaasha maqaarka.

2- cun cun maleh ama wax yar ayuu leeyey.

3- difaaca jidhka ayaa sababa oo qofku wuu kusoo dhashaa jidhkiisoo u diyaarsan xanuunkan.

4- caabuq ma leh, fungas iyo bacteria Kuma dhalato meesha uu ku yaalo.

5- lagama bogsado, SE waa la controli karaa.

Ku xidhnow Doctorka maqaarka had iyo jeer
Abdilahi Wacays
Maqaarka Fayow

18/10/2025
18/10/2025
Facial warts
19/06/2025

Facial warts

Address

Road No. 1

00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdilahi Wacays posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Abdilahi Wacays:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram