Abdirahman qasim

Abdirahman qasim wacyi-gelinta cafimadka

Manhal hospital erigavo waxa ka hawl gelaya dhakhaatiir leh takhasusyo kala duwan oo kala ahDhakhtarka xanuunada caruurt...
14/06/2024

Manhal hospital erigavo waxa ka hawl gelaya dhakhaatiir leh takhasusyo kala duwan oo kala ah
Dhakhtarka xanuunada caruurta ( pediatric)
Dhakhtarka xanuunada maqaarka ( dermatologist)
Dhakhtarka xanuunada wadnaha ( cardiologist)
Dhakhtarka lafaha ( orthopedic surgeon)
Dhakhtarka xanuunada guud ( internist)

Welcome Doctors
Dr Hussein A Jama
Dr Nouh Ismail Botan

xiliga qaboobaha iyo  cadaadiska dhiiga ee xididada  : ma ogtahay in xiliga qaboobaha cadaadiska dhiigeenu kaco, sababta...
04/12/2023

xiliga qaboobaha iyo cadaadiska dhiiga ee xididada :

ma ogtahay in xiliga qaboobaha cadaadiska dhiigeenu kaco, sababta oo ah dhex-roorka dhumucda xididada oo yaraada iyo qul-qulka dhiiga oo batta uguna wacantay cimiladda oo qaboobaata , ayaa ka masuul ah sare u kaca dhiiga.

talo ku socota dadka la nool , dhiig-karka , fadlan muwaadin aad ula soco Heerka dhiigaga. haddii aad aragto inuu kor u kacay ama aad calaamado isku aragto fadlan la xidhiidh dhakhtarkaaga.

xidhiidh baa ka dhaxeeya korordhka wadna xanuunka iyo qaboobaha sababta ugu weynina waa qabowga iyo wixii la hal maala ee saamayn taban ku leh wadnaha .

talo :

1) dhakhtar la tasho si loo saxo gram-ka dawada xiligan daraadeed .2) diiramaadka iyo goob dugsoon waa muhiim
3) xadiga milixda ka sii yaree intiii aad isticmaali jirtey xiliga kulaylaha
4) socod iyo jimicsigu xiligan buu aad ugu muhiim yahay dadka la nool waddno xanuunka iyo xanuunadda raaga . (150 minutes per week )
5) cunto dheeli tirin ( wixii aad awoodo iyo la tasho qolada cuntadda ku takhasuustay )

allah mahadleh.

5

Qore Dr Nouh Ismail Botan

Hambalyo sxb Dr Mohamud Ahmed Abdirahman waqti dheer kadib wad ka gun gaadhay himiladaadii
12/10/2023

Hambalyo sxb Dr Mohamud Ahmed Abdirahman waqti dheer kadib wad ka gun gaadhay himiladaadii

Address

150
Hargeisa

Telephone

+252634202586

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman qasim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category