Hargeisa MMI Speech Therapy

Hargeisa MMI Speech Therapy speech therapy

MAXA KEENA IN ILMUHU HADALKA KASO DAAHO1. Maqal daciif ah (tani waa sababta ugu badan).2. Deegaanka oo aan hadal badan l...
06/11/2025

MAXA KEENA IN ILMUHU HADALKA KASO DAAHO

1. Maqal daciif ah (tani waa sababta ugu badan).
2. Deegaanka oo aan hadal badan lahayn.
3. Horumarka maskaxda oo gaabis ah.
4. Autism (ilmo gaar ah uun).
5. Dhalmo xilli h**e ama dhibaato xilliga dhalmada.
6. Dhibaato dhaqdhaqaaqa carrabka / afka.

GOORMA LA RAADIYA CAAWIMAD(SPEECH THERAPY)
Haddii ilmuhu uusan hadlin 2 sano.
•Haddii hadalkiisu aad u qasan yahay 3–4 sano.
•Haddii uusan jawaabin marka magaciisa la yiraahdo.
•Haddii uu yahay ilmo aan indhaha kula xiriirin oo hadal yar.

25/05/2025

SUMMER PROGRAMS:

Ka faa’iidayso adeegyada summer ka ama xiliyada fasaxyada schooladka lagalayo aanu ugu talo galnay ubadka baahiyaha gaarka ah qaba e ku nool Hargeisa.
MMI speech therapy waxay dhaman adeegyadan hoos kuxusan ay ugu talo gashay ubadka baahiyaha gaarka ah qaba(special needs children) e fursadaha schooladku ka xidhmayan wakhtiga fasaxa

therapy
-therapy
therapy
disability treatment

Dhamaan adeegyadani wa idin diyaar waalid

0633893067/0637919277

14/05/2025

Early intervention

Early intervention ama waxbarashada xiliga h**e e ubadka lanool baahiyaha gaarka ah sida Autism,ADHD, Speech delay, Down syndrome iyo learning disabilities kaba waxay ubadka ka caawisa inu ilmuhu h**e u helo daryeel waxbarasho kaaso kasaacidaya ilmaha intu yaryahay inu helo adeegyadi nolosha caqabadaheda u iskaga difaci laha markasta u si koro.

Hadaba waalid ma ogtahay in Hageisa Hargeisa MMI Speech Therapy ay kaa caawinayso dhamaan caqabadaha ubadka baahiyaha gaarka ah qaba iyado addegyada ay bixinayso ayka midyihin therapy, therapy, therapy iyo in ubadka ka qaba losameynayo individualized programs lagu kobcinayo aqoontoda iyo fahankoda hoseya.

Hadaba waalid waxad nagalaso xidhiidhi karta numbers kan.

0633893067/0637919277

speech therapy

05/04/2025

Address

Hargeisa

Telephone

+252633893067

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa MMI Speech Therapy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram