Cure and Care medical center

Cure and Care medical center Daawo tayo leh baanu dadkayaga inanu u keeno ku dadalna. Calamadaha branch
ina Mooge branch

OGAYSIIS DHAMAN MACAMISHA CURE AND CAREPEPTO Bismol; waa dawadii aad augayseen Oo aanu kaaga keenay wadanka maraykankaWa...
17/04/2023

OGAYSIIS DHAMAN MACAMISHA CURE AND CARE

PEPTO Bismol; waa dawadii aad augayseen
Oo aanu kaaga keenay wadanka maraykanka

Waxay kaa daweynaysaa gaastariga caloosha
Kuso dhowow cure and care dawo tayo sare leh
Iyo qiime macquul ah

Goobtu waa xaafada Calaamada STAR ONE area
Tell number 0633981811

Markasta waxaan jeclanay. Inan idin keeno daawo tayo leh.Kuwana waa qaar ka mida oo USA ah. Ilaalinta, Maqaarka, Cidiyah...
02/02/2023

Markasta waxaan jeclanay.
Inan idin keeno daawo tayo leh.
Kuwana waa qaar ka mida oo USA ah.
Ilaalinta, Maqaarka, Cidiyaha, timaha,
Iyo difaaca jidhka, lafaha iyo lalabatoyinka.
Ilaalinta jidhku waa mihiim.

Castor oil.
17/08/2022

Castor oil.

Collagen waa diyaar  cidii u bahan
21/07/2022

Collagen waa diyaar cidii u bahan

21/07/2022

Dadka macaanka qaba Cagaha iyo gacmaha ma ku ingagen, olol ma leyihiin, dareenkii ma ku yaraday, waxan idin keenay creamkii lagu duugayey maqaarka dadka macanka qaba si uga yarado maqaar xanuunku.

17/05/2022

Children multivitamin gummies..

12/05/2022
10/05/2022

Maqaarkaga, timahaga, lalabatoyinka iyo cidiyahaba way u wanagsan tahay collagen tu.

Cure and care pharmacy
Calamadaha branch
Ina mooge branch

Address

Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cure and Care medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram