CARE EHS Consulting Ltd.

CARE EHS Consulting Ltd. Health, Environmental and Safety Consulting Services

Waxa aanu ku faraxsanahay in aan u qabanay tabobar shaqaalaha qashinka maamula ee magaalada Hargeisa.Tabobarkan oo khuse...
13/09/2025

Waxa aanu ku faraxsanahay in aan u qabanay tabobar shaqaalaha qashinka maamula ee magaalada Hargeisa.

Tabobarkan oo khuseeyay caafimaadka iyo badbaaddada ee goobaha shaqada ayaa lagu lafa-guray khataraha caafimaad iyo sidii badbaaddada shakhsiga ah loo ilaashan lahaa marka la joogo goobaha shaqada, iyada oo aan u qaybinay qalabka badbaaddada ee goobaha shaqada.

Tabobarkan waxa soo qabanqaabisay oo aan la fulinay shirkadda Eco Plastics oo kaashanaysa haayadda caalamiga ah ee World Vision.

☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

Today, on 09th September 2025, we are thrilled to conclude a one day training session about Occupational Health and Safety for Waste Pickers in Hargeisa. The training was held at Hargeisa Cultural Center.

The main objective of the training was to increase the awareness and knowledge of participants towards identification of hazards and risks at workplace. Topics include advantages of using PPE, incident reporting, risk assessment have been discussed in the training. Finally, the participants have been distributed of PPE.

The training was organized and implemented with partnership of Eco Plastics with the fund of World Vision.



The CARE EHS Consulting Ltd. hosted a panel discussion about the importance and health benefits of Breastfeeding. This e...
13/08/2025

The CARE EHS Consulting Ltd. hosted a panel discussion about the importance and health benefits of Breastfeeding. This event was commemorated for the World Breastfeeding Week 01st to 07th August. The event was held at Sahanbooks Hall.

This event, specifically aimed at increasing awareness and knowledge to the people for the importance and health benefits of Breastfeeding; both the mother and child, highlighted how media serves as a vital tool for expanding knowledge and awareness to the people by using different kinds of communication skills and methods.

The opening remarks were delivered by Mr. Abdiladif Mohamed, CEO of CARE EHS Consulting Ltd., who gave a detailed explanation of the purpose and importance of such events. He noted that this kind of panels with different background experts in different sectors will produce a sustainable and strategic solutions for the adaptation and practicing of Breastfeeding.

Abdikariim Ilka Case , Nutrition manager at MoHD had much explanations and information about the importance of Breastfeeding by using real-life examples and practical advice, he explained in depth the efforts doing at his office regarding the health and nutrition of mothers and child. He encouraged participants to take these messages into their homes and neighbours.

Ayaan Shullac , a journalist and advocate, was also among the panellists mentioned the role of media in disseminating the messages of Health and Nutrition to the community. The challenges and recommendations stated were useful and helpful.

Laila Omar , well renowned of Laila Jumeira - an entrepreneur and social activist, had emphasized the role of mother in promoting the health and nutrition of her children by make exclusive Breastfeeding. She totally excluded the rumours and negative beliefs about Breastfeeding including " Breastfeeding remove the beauty of the girl" and " Breastfeeding decreases the productivity of the girl "

Dr. Mohamed Ali, from Quality Control Commission had extremely explained the ongoing efforts and policies and strategies developed to control the imported milk and the guidelines and protocols using to check its quality.

The event finally concluded in a lively atmosphere, with participants showing strong interest and energy in adapting knowledge and awareness of the health benefits of Breastfeeding.

.


We are proud to announce that our Chief Executive Officer Abdiladif Mohamed Hussein, from CARE EHS Consulting Ltd. , has...
12/08/2025

We are proud to announce that our Chief Executive Officer Abdiladif Mohamed Hussein, from CARE EHS Consulting Ltd. , has been selected to attend the 2nd Africa Climate Summit (ACS2)!

📍 Addis Ababa, Ethiopia
📅 September 8–10, 2025
🏛 Addis International Convention Center (AICC)

The summit, hosted by Ethiopia Government in collaboration with the African Union Commission, will bring together leaders, experts, and advocates from across the continent to drive climate action, promote sustainable development, and strengthen Africa’s climate resilience.

Tonight's session!!  Please add to your diaries.
10/08/2025

Tonight's session!! Please add to your diaries.

Waxa noo farxad ah inaad naga la soo qayb gasho kulanka wacyigalinta ah ee Todobaadka Naasnuujinta, kulankan oo u jeeddadiisu tahay wacyigalin ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa Naasnuujinta iyo daryeelka hooyada iyo nafaqadeeda.

Wixii macluumaad ah ee kulanka ku saabsan , fadlan ka eeg sticker ka hoos yaala.

☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

We are very glad to inform that we have an event of commemoration of World Breastfeeding Week aimed at raising awarenes and knowledge about the importance and health benefits of Breastfeeding and maternal nutrition.

Your participation is highly appreciated.

For further information and details, plz look the attached document.

Waxa noo farxad ah inaad naga la soo qayb gasho kulanka wacyigalinta ah ee Todobaadka Naasnuujinta,  kulankan oo u jeedd...
09/08/2025

Waxa noo farxad ah inaad naga la soo qayb gasho kulanka wacyigalinta ah ee Todobaadka Naasnuujinta, kulankan oo u jeeddadiisu tahay wacyigalin ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa Naasnuujinta iyo daryeelka hooyada iyo nafaqadeeda.

Wixii macluumaad ah ee kulanka ku saabsan , fadlan ka eeg sticker ka hoos yaala.

☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

We are very glad to inform that we have an event of commemoration of World Breastfeeding Week aimed at raising awarenes and knowledge about the importance and health benefits of Breastfeeding and maternal nutrition.

Your participation is highly appreciated.

For further information and details, plz look the attached document.

Waxa noo farxad in aanu ka qaybgalnay xuska caalamiga ah ee Todobaadka Naasnuujinta ee sannadlaha ah oo la xuso inta u d...
07/08/2025

Waxa noo farxad in aanu ka qaybgalnay xuska caalamiga ah ee Todobaadka Naasnuujinta ee sannadlaha ah oo la xuso inta u dhaxaysa 01st - 07th August.

Xafladdan waxa soo qabanqaabisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL qaybteeda Nafaqada, iyada oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan haayadaha iyo daneeyayaasha caalamiga iyo kuwa maxalliga ah ee ka shaqeeya arimaha caafimaadka iyo nafaqada.

Ujeeddada xuskan ayaa ahaa kor u qaadidda wacyigalinta bulshada ee Naasnuujinta caruurta iyo daryeelka hooyada iyo nafaqadeeda wakhtiga Naasnuujinta.

☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

We are thrilled to participate the commemoration of World Breastfeeding Week, which is annually based from 01st to 07th August.

This ceremony was organized by the Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland and it's nutrition partners both international and national organizations.

The main objective of this celebration was to enhance the understanding and knowledge of the people regarding the importance of and the giving a special care and good nutrition to the lactating mothers.


29/07/2025

‎Ma is weydiisay waxa ku qoran taayarada gawaarida waxa ay yihiin?

‎Faahfaahin kooban;


‎1. DOT X7YT 2423 waxay u taagantahay code-ka taayarka iyo taariikhda lasoo saaray.

‎24: waxay u taagantahay toddobaadka 24aad

‎23: waxay u taagantahay sannadka 2023

Hadaba taayarkani wuxuu soo baxay bartamahii Juun 2023.


‎2. Muxuu u taaganyahay xarfka
‎H, ee ka dambeeya 91,
‎waa xaraf sheegaya xawaaraha lagu kaxayn karo taayarkani.‎Lacala hadii aad ku aragto taayarka xarfahan soo socda sida:

‎L = waxaa lagu kaxayn karaa xawaare
120 km/saacadii

‎M = 130 km/saacadii

‎N = 140 km/h

‎Q = 160 km/h

‎R = 170 km/h

‎S = 180 km/h

‎T = 190 km/h

‎H = 210 km/h

‎Waa muhiim in aanad dhaafin xawaaraha uu taayarku xamili karo.


‎3. Muddada Isticmaalka

‎Taayarada waaweyn waxaa la isticmaali karaa ugu badnaan 5 sano, xitaa haddii uu muuqaal ahaan fiican yahay.


‎4. Sharaxaad guud, waxa ku qoran taayarka hoose “195/65R15 91H”


‎195 –Waa ballaca taayarka (195 mm)

‎65 – Aspect Ratio (waa dhererka dhinaca taayarka oo ah 65% ).

‎R – micnaheedu waa Radial yacni (nooca dhismaha taayarka).

‎15 – waa cabbirka rimka (15 inch).

‎91 – waa load index (inta culeys uu qaado karo taayarka)
‎91 load index= 615kg tusaale, gaariga leh 4 taayar wuxuu qaadi kara 615 kg×4 = 2,460kg .

‎H – Waa Speed Rating ( waxaa lagu kaxayn karaa ugu badnaan xawaare ah 210 km/saacadii).


‎Soo Koobid:

‎Tusaale, taayarka ay ku qorantahay
‎"195/65R15 91H" micnaheedu waa

‎taayarku ballaciisu yahay 195 mm,
‎dhererka dhinacana uu yahay 65%,
‎ku fadhin kara rim 15 inch ah,
‎qaadi kara 615 kg,
‎xamili karaa xawaare 210 km/saacadii.

‎Abdifatah Dhahiye

CARE EHS Consulting Ltd. celebrates World Environment Day on June 05th  2025! 🎉World Environment Day is celebrated annua...
11/06/2025

CARE EHS Consulting Ltd. celebrates World Environment Day on June 05th 2025! 🎉

World Environment Day is celebrated annually on June 5th. It's a United Nations-led global event aimed at raising awareness and taking action to protect the environment. Each year, a specific theme is chosen to highlight pressing environmental issues.

This year's theme, Putting an End to Plastic Pollution': and with the motto, "Empowerment Earth: Innovation for a Greener Future," highlights the importance of nature-positive ideas, environmentally friendly technology, and green innovation in combating climate change and promoting sustainability.

Key Focus Areas:
1) Land Restoration: Halting desertification and building drought resilience are crucial, as droughts have increased by 29% since 2000 and may affect over three-quarters of the world's population by 2050.
2) Climate Action: Reducing greenhouse gas emissions by 2030 is vital to keeping global warming below 1.5°C.
3)Biodiversity Conservation: Protecting ecosystems and preserving natural habitats is essential for maintaining global well-being ².
4) Sustainable Consumption: Promoting eco-friendly practices and reducing pollution can significantly mitigate climate change.

Some past themes include:

2019: "Beat Air Pollution"
2020:"Time for Nature"
2021: "Ecosystem Restoration"
2022: "Only One Earth"
2023: "Solutions to Plastic Pollution"

Individual Actions:

- Reduce plastic pollution and waste
- Support eco-friendly policies and practices
- Conserve natural resources and protect ecosystems
- Stay informed and raise awareness about environmental issues

28/05/2025

1. Darawaliintu waa inay muujiyaan taxaddir dheeraad ah marka ay ka gudbayaan waddo samaynaysa is-goys sidan oo kale.

2. Dawladdu waa inay ku samaysaa calaamadihii waddooyinka ee isu- socodka gaadiidka kala hagayay.

3. Dadka waa in lagu wacyigaliyaa in meelaha khatarta ah fadhiisan karin ama ku ganacsan karin.

📢 Waxa bari u danbaysaa oo bishu tahay 05th Feb 2025 is diiwaangalinta tabobar course la yidhaa Monitoring and Evaluatio...
04/02/2025

📢 Waxa bari u danbaysaa oo bishu tahay 05th Feb 2025 is diiwaangalinta tabobar course la yidhaa Monitoring and Evaluation In Health and Environmental Projects.

Course kan waxa uu anfacayaa qof kasta oo ka shaqeeya ama maamula mashaariic caafimaad ama deegaan , si uu ula socdo mashruuca inuu ku taaganyahay waddadii loo jeexay iyo in dhammaadka mashruucala gaadhay ujeedadii laga lahaa iyo in kale.

Course kan waxa bixin doona khabiir muddo soo maamulayay kana soo shaqeeyay mashaariico caafimaad iyo mid deegaan ba.

Muddada uu soconayaa waa saddex cisho oo ka bilaabmaysa 08th February ilaa 10th February 2025. Waxa uu ka dhici doonaa Ali Gobanimo Mall, dabaqa Saddexaad.

Si aad isku diiwaan galiso , fadlan buuxi link-gan hoose:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf_5SFuu0oV49_GKrrySaYVMqcIY27z6Or8lCzVdx821L43uw/viewform

Ama soo wac telephones ka sticker ka ku qoran.

CARE EHS Consulting Ltd.

📢 Waxa gaba-gabo ku dhaw is diiwaangalinta tabobar course la yidhaa Monitoring and Evaluation In Health and Environmenta...
02/02/2025

📢 Waxa gaba-gabo ku dhaw is diiwaangalinta tabobar course la yidhaa Monitoring and Evaluation In Health and Environmental Projects.

Course kan waxa uu anfacayaa qof kasta oo ka shaqeeya ama maamula mashaariic caafimaad ama deegaan , si uu ula socdo mashruuca inuu ku taaganyahay waddadii loo jeexay iyo in dhammaadka mashruucala gaadhay ujeedadii laga lahaa iyo in kale.

Course kan waxa bixin doona khabiir muddo soo maamulayay kana soo shaqeeyay mashaariico caafimaad iyo mid deegaan ba.

Muddada uu soconayaa waa saddex cisho oo ka bilaabmaysa 08th February up to 10th February 2025. Waxa uu ka dhici doonaa Ali Gobanimo Mall, dabaqa Saddexaad.

Si aad isku diiwaan galiso , fadlan buuxi link-gan hoose:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf_5SFuu0oV49_GKrrySaYVMqcIY27z6Or8lCzVdx821L43uw/viewform

📢 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗡𝗼𝘄 𝗢𝗽𝗲𝗻: Monitoring and Evaluation In Health and Environmental Projects 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲!Join us for the 3-𝗱𝗮𝘆s 𝗶𝗻...
27/01/2025

📢 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗡𝗼𝘄 𝗢𝗽𝗲𝗻: Monitoring and Evaluation In Health and Environmental Projects 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲!

Join us for the 3-𝗱𝗮𝘆s 𝗶𝗻𝘁𝗲𝗻𝘀𝗶𝘃𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗶𝗻𝘁𝗲𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝘃𝗲 M&E in Health Environmental Projects 𝗰𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲, designed to enhance your expertise in monitoring and evaluation planning. The course will be held 𝗶𝗻-𝗽𝗲𝗿𝘀𝗼𝗻 and scheduled to begin at 08th February up to 10th February 2025.

🗓 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗣𝗲𝗿𝗶𝗼𝗱: 28th January –05th February 2025
🎉 𝗘𝗮𝗿𝗹𝘆 𝗕𝗶𝗿𝗱 𝗗𝗶𝘀𝗰𝗼𝘂𝗻𝘁: Register within the first 3 days and enjoy a 𝟮𝟬% 𝗱𝗶𝘀𝗰𝗼𝘂𝗻𝘁!

📥 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗲𝗿 𝗡𝗼𝘄:
𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 : https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf_5SFuu0oV49_GKrrySaYVMqcIY27z6Or8lCzVdx821L43uw/viewform

📧𝗙𝗼𝗿 𝗳𝗼𝗿𝗺𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗶𝗻𝗾𝘂𝗶𝗿𝗶𝗲𝘀, 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁: Careehsconsulting5gmail.com

Don’t miss this opportunity to elevate your skills and gain a competitive edge. Secure your spot today!

Address

Air Port Road, Near Ambassador Hotel
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 09:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARE EHS Consulting Ltd. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram